Daily Archives: August 5, 2013

Cismaan Xasan Cali (Caato) oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Siyaasiga Caanka ahaa Cismaan Xasan Cali Caato ayaa galabta gabbal dhicii si kedis ah ugu geeriyooday Hoygiisa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,geerida ku timi Alla ha u naxariistee Cismaan Xasan Cali Caato oo ahayd kedis ah ayaa waxaa ka tacsiyeeyey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo wali wada hawlgallo ammaanka lagu sugayo

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya C/xakiim Daahir Saciid ayaa sheegay in  ciidamada boolisku ay wali wadaan hawlgallo kala duwan oo lagu sugayo ammaanka caasimada. Waxaana uu sheegay in hawlgalladan lagu soo qabtay kooxo la sheegay inay yihiin kuwa fuliya weerarada caasimada … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Magaalada Baydhabo oo xalay dagaal culusi uu ka dhacay

Magaalda Baydhabo ee gobolka Bay ayaa dadweynuhu xalay saqdii dhexe ay ku soo tooseen hugunka rasaasta, kadib markii weerar gaadmo ah ay kooxo Alshabaab ka tirsani ku qaadeen fariisimo ay joogeen ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Wararku waxay intaas … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dambiile lagu helay inuu dilay madaxii dhaqanka gobolka Hiiraan oo la toogtay

Maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fullisay gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilkii guddoomiyihiin golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, Sheekh Maxamed Xuseen Maryacade. Toogashada oo ka dhacday gudaha xerrada ciidamada Lama-gallaay ayaa waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiiradda arrihamaha dibada ee Kenya oo shaacisay inay ciidanka AMISOM ay bixi doonaan 2016-ka

Waraysi dheer oo ay siisay wakaalada wararka shiinaha ayay Aamina Maxamed Jibriil ku sheegtay in dawlada Soomaaliya ay raadsato kalsoonida shacabeeda, si ciidamada AMISOM ay ugu suuragasho in sannadka 2016-ka ay ka soo baxaan Soomaaliya. Wasiiradda ayaa sidoo kale difaacday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii Kampala oo la soo gabogabeeyey + Sawirro

Kampala, 04 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa ku ammaanay Madaxweyne Yoweri Museveni doorkiisa hoggaamineed ee uu ka qaatay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Final Communique on TCC’s Summit in Kampala

MEETING OF THE HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF THE TROOP CONTRIBUTING COUNTRIES OF THE AFRICAN UNION MISSION IN SOMALIA (AMISOM), ETHIOPIA AND SOMALIA: KAMPALA, UGANDA; 4TH AUGUST 2013 COMMUNIQUÉ A meeting of the Heads of State and Government of … read more »

Posted in Press Release | Leave a comment