Daily Archives: August 1, 2013

Bannaanbax looga soo horjeedo weeraradii lagu qaaday Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

Boqollaal dad ah oo taageersan hawlaha bini’aadannimo ee dawlada Turkigu ay ka wado Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha daljirka dahsoon. Dibadbaxayaasha oo watay calamada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan weeraradii naxariis darrada ahaa ee … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka gobolka Hiiraan oo aan wali ka hadal dilkii Afhayeenkii Golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan

Maamulka gobolka Hiiraan ayaan wali wax war ah kasoo saarin Kooxo hubeysan oo ku dillay xalay meel aan ka fogeyn gurigiisa afhayeenkii odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan Xuseen Cilmi Ibraahim. Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in saddex dhalinyarro … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Alshabaab oo bambaanooyin ku xirtay qaar kamid ah baallayaasha ay ku jiraan layrarka quwada qorraxda ku shaqeeya

Labo kamid ah baallayaasha ay ku jiraan layrarka quwada qorraxda ku shaqeeya ayaa saakay subaxnimadii hore ay qaraxyo dhulka soo dhigeen kadib markii lagu xiray bumbooyin. Weeraradan ayaa waxaa ku dhaawacmay labo qof oo raiyd ah oo marayay wadada MAKA-AL MUKARRAMA … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo ku tilmaantay dilalka qorshaysan inay yihiin kuwo lagu hor istaagayo ammaanka dalka

Taliska AMISOM ayaa ka hadlay dilalkii qorsheysna ee ay Al-shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in weerarradaas ayyihiin kuwo la doonayo in wax loogu dhimo amniga dalka ee soo … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Video: Somalia’s woman of courage

In 2013 ‘Sister Somalia’ co-founder Fartuun Adan was honored at the International Women of Courage Awards.

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Facebook rebuffs UN’s Somali pirates request

UNITED Nations investigators hoped they would get some help from Facebook when they asked to see information on suspected pirates operating in Somalia. But Facebook responded with silence. A report by the U.N. Monitoring Group on Somalia and Eritrea this … read more »

Posted in Latest Somali News, Piracy | Leave a comment

Targeting Somali business hub in city fuels firm’s growth

It started as a travel agency, primarily targeting the business community of Somali origin in Eastleigh, Nairobi. According to Abdulgani Ali, the managing director of Sagal Travel and Tours, the firm was established in 2000 to tap the growing business … read more »

Posted in Diaspora, KENYA | Leave a comment