Monthly Archives: July 2013

Kenya oo diiday inay cududaar ka bixiso qaabkii loola dhaqmay madaxweynaha Central Africa Republic

Madaxweynaha Jamhuuriyada Afrikada dhexe Michel Djotodia ayaa si aan wanaagsanayn loogula dhaqmay ayraboorka caalamiga ah ee JOMMO KENYATTA. Sida ay qoreen qaar kamid ah jaraa’idka dalka Kenya madaxweyne Michel Djotodia ayaa muddo saacad ah ay ku jiray diyaaradii waday kadib markii la … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Shirkad laga leeyahay dalka Holland oo qalabayn iyo tababarba siin doonta ciidamada badda Soomaaliya

Shirkadan oo lagu magacaabo The Atlantic Marine and offshore Group ayaa lagu wadaa inay bilowdo tababarka iyo qalabaynta ciidamada ilaalada badaha Soomaaliya kadib markiy ay dawlada Soomaaliya heshiis kula gashay shirkadaas caalamiga ah inay dib u soo noolayso ciidanka ilaalada badda … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Safiirka Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho oo sheegay in Alshabaab loo isticmaalay weerarkii safaaradooda

Ambassador Cemalettin Kani Torun ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Alshabaab ooo iyadu sheegatay masuuliyada weerarkii lagu qaaday safaarada Turkiga ay ahayd aalad balse weerarkan ay ka dambeeyaan dad soo isticmaalay Shabaab. “Alshabaab qandaraas ayay ku qaadatay weerarkan” ayuu yiri … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ku xigeenkii Barasaabka Baydhabo oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Marxuum Maxamed Macalin Ibraahim Dhaladheere oo ciidamo ka tirsan booliska 18kii bishan  ku dhaaweceen magaalada Baydhabo. Marxuumka ayaa dhaawiciisa waxaa loo soo qaaday … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay in la siiyo xaqii ka maqnaa xildhibaanadii hore ee KMG ahaa

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ku meel mariyay in gudoonka baarlamaanka ee haatan jira ay dadaal u galaan sidii loo siin lahaa xaqii ka maqnaa xildhibaanadii hore ee DKMG ahayd ee wakhtigeedu dhammaaday. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaarii oo cod … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo xabsi ku xukuntay burcad-badeed Soomaali ah

Maxkamad ku taala magaalo xeebeedka dalka Kenya ee Mombasa ayaa ku xukuntay sagaal burcad badeed Soomaliya min shan sano oo xabsi ah, kadib markii la sheegay inay afduubeen markad laga leeyahay dalka Germany, isagoo marayay gacanka cadan bishii March 2009. … read more »

Posted in Featured, KENYA, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo siidaayay Kenyaati afduub ay u heysteen

Labo sarkaal oo ay afduubeen ciidamada Alshabaab intii lagu gudo jiray weerar ka dhacay waqooyi bari dalka Kenya sanadkii lasoo dhaafay ayaa lasii daayay, sidaasina waxaa ku dhawaaqay madaxtooyada dowlada Kenya. “Labo Kenyan ah oo ay afduubeen Alshabaab 11 Janaayo … read more »

Posted in Featured, KENYA, Wararka Maanta | Leave a comment

Siyaasadda Dibadda ee Somaliland

Ciidan Caabboon Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin … read more »

Posted in Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Bradley Manning Found Guilty Of 19 Counts, Not Guilty Of Aiding The Enemy

Fort Meade, MD – U.S. Army Pfc. Bradley Manning has been acquitted of aiding the enemy for giving classified secrets to WikiLeaks. The military judge hearing the case, Army Col. Denise Lind, announced the verdict Tuesday. The charge was the … read more »

Posted in World News | Leave a comment

Posterada Filinka “Captain Phillips” Hollywood-ka & Xumaynta Soomaalida

Waxaa lasoo gaaray xilligii Hollywood-ku uu mar kale Soomaalida u tusi lahaa inay yihiin dad waalan oo qorya wata oo foolfoolxun, waa xasuusataan Black Hawk Down. Horay ayaan idiin tusnay Trailer-kii biririftii filinkii laga sameeyey Burcad badeedii qabsatay kuna guuldaraysatay … read more »

Posted in Featured, First Look, Piracy | Tagged , , , | Leave a comment

Kenyan hotel worker is sentenced to death for helping Somali pirates who kidnapped British woman

A hotel worker was today sentenced to death in Kenya after he was convicted of helping to kidnap British tourist Judith Tebbutt during an attack in which her husband was shot dead. Ali Babitu Kololo, 27, was found guilty of … read more »

Posted in Latest Somali News, Piracy | Leave a comment

AMISOM oo shaacisay inay hadda kadib sugi doonaan ammaanka shaqaalaha Turkiga

Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay sugi doonaan amniga shaqaalaha Turkiga ah ka shaqeeya magaalada Muqdisho. Afhayeen ciidamada AMISOM Col.Cali Aadan Xumud ayaa ku tilmaamay in kuwii weeraray safaarada Turkiga ay yihiin arxanlaawayaal aan wax dan ah … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada dawlada oo wali baaritaano ka wada suuqa bakaaraha oo shalay lagu dilay labo askari

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa shalay ku toogtay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho laba askari oo ka tisran ciidamada canshuuraha (Minishiibiyo) ee dowladda Soomaaliya, iyagoo dilka kaddib goobta ka baxsaday. Askartan oo ku gudo-jiray howlo ay canshuuro ku qaadayaan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Alshabaab oo wiil dhalinyaro ah ku dishay Buulo-Burte

Kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa ku dilay shalay subax duleedka degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jiray, Axmed Makaraan Cabdi Cawaale, kaasoo kamid ahaa dhalinyarada aadka looga yaqaan gobolka aadna uga soo horjeeday … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Itoobiya oo shaacisay in Soomaaliya aysan xasilayn inta Eritrea ay faragalinta ku hayso

Dowladda Itoobiya ayaa sheetay in Soomaaliya oo dagta ay adkaan doonto inta ay faraha waddankaas kula jirto dawlada Eritrea oo ay ku eedaysay inay taageero aan qarsoodi ahayn siiso kooxda Alshaab oo ay Itoobiya ku tilmaantay inay tahay Alqaacidada bariga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Askarigii Turkiga ahaa ee ku dhintay weerarkii safaarada oo aas qaran loogu sameeyay dalkiisa

Askarigii Turkiga ahaa ee noqday qofka kaliya ee dawlada Turkiga kaga dhintay weerarkii safaarada ayaa loo sameeyay aas qaran oo uu ka qaybgalay safiirka Soomaalida u jooga dalkaasi Mursal Sheekh C/raxmaan. Sinan Yılmaz oo 42 jir ahaa ayaa ku nafwaayay … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Turkiga oo sheegtay inaysan waxba iska badalayn siyaasadeeda arrimaha dibada ee ku aadan Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa shaaciyay inaysan waxba iska badali doonin siyaasadda arrimaha dibada ee ku aadan Soomaaliya kadib markii la weeraray safaarada Turkigu uu ku leeyahay magaalada Muqdisho. Ahmet Davutoglu oo soo booqday qaar kamid ah dhaawacyadii … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne xasan sheikh oo saxafiyiinta ugu baaqay in ay soo gudbiyaan caqabadaha soo wajaho

adaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay ka qeyb galay kulan uu soo qaban qaabiyay afhayeen Madaxweynaha Eng Yariisow kaasi oo ahaa kulan wadi tashi ah waxaan kasoo qeyb galay Agaasimayaasha iyo Wariyaasha ka howlgala warbaahinta madaxa … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Laba askari oo lagu toogtay suuqa bakaaraha

dilkaan manta ka dhacay suuqa weyn ee bakaaraha ayaa waxa uu ahaa dil qorsheysan oo ay fuliyeen kooxo ku hubeysan buskoolado oo aan lagaraneyn cidda ay ka tirasan yihiin. labadaan askari oo ayaa wax ay marayeen meel aan sidaa uga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Fox News ayaa la yaaban Aqoonyahan ku takhasusay Bible-ka sababta uu u qoray buuggiisa isagoo MUSLIM ah (VIDEO)

  Waa arrin yaab leh. Fox News weriyaheeda  Lauren Green ayaa aamini la’ Reza Aslan oo ah Muslim sababta ku kaliftay inuu buug ka qoro Nabi Ciise C.S. Aslan, oo haysta Afar (4) Degree, Mid ah Bible-ka isla markaana si buuxda … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment