ARCHIVE: June 2013rsscaticon

Screen shot 2013-07-31 at 1.44.23 AM

Daawo Tarailerka: Filin Cusub oo Burcad Badeeda laga sameeyey “Captain Phillips”

June 14th, 2013

Dhacdadii kala qabsatay Burcad Badeeda Soomaalida iyo Markabkii Maersk Alabama ayaa Hollywood-ku ka sameeyeen  filin uu aktar ka yahay jilaaga caanka ah ee om Hanks. Daawo Trailer-ka Biririfta:

bankk

Ban kii-Moon Oo Ku Baaqay In Ladadajiyo Nabadeenta Soomaaliya

June 1st, 2013

Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moonoo ka hadlayay shirkii lagu soo gabo gabeeyay magaalada Yokohama ee wadanka Japan loogana hadlayay arrimaha  Soomaaliya aya sheegaya in la dadajiyo hanaanka  nabadaynta Soomaaliya si ay u dhacdo buu yiri  in maalgaalin rasmi ah lagu sameeyo dalka Soomaaliya. Ban ki Moon waxaa uuhadalkiisu ku sheegay in beesha caalamka […]

howl

Howl-gallo Dad Lagu So0o Qab-qabtay Oo Saakay Kadhacay Dagmada Warta Nabadda

June 1st, 2013

Howlgal dad badan lagu soo qabqabtay ayaa saakay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM waxaa ay ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho. Ciidamada howlgalka sameynayay oo gudaha u galayay guryaha ayaa waxa ay ku soo qabteen howlgalkooda dad gaaraya 300 oo qof badankoodna la sheegay inay ahaayeen dhalinyaro, Mid kamid ah wariyayaasheena oo ku […]

E

Dowladaha Ethiopa iyo Talyaaniga Oo Kawada Hadlay Xaalada Soomaaliya

June 1st, 2013

Wasiirka arimaha dibada dalka Talyaaniga Lapo Pistelli ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan dalka Ethiopia waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo xaalada Soomaaliya. Waxayna ugu horeyn diirada saareen doorka Kenya ay ka qaadatay Nabadeynta Soomaaliya iyo qaabka Ethiopia u garab istaagtay Soomaaliya. Lapo Pistelli, wasiirk arimaha dibada dalka Talyaaniga ayaa […]

jappaa

Japan Oo Lacago Malaayiin ah Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya

June 1st, 2013

Kadib Shir Gaar ah oo ka dhacay Magaalada Dekedda leh ee Ykohama ee dalka Japan kaasi oo ay wada shir Guddoominayeen Ra’isal Wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Max’ud ayaa Ra’isal Wasaaraha dalka Japan waxa uu shirkaasi kaga dhawaaqay in dowladdiisa ay Soomaaliya ugu deeqeyso Lacag dhan 55.4 […]

dili

Dilalka Loo Geysto Soomaalida Ku Dhaqan Koonfur Afirica Oo Sii Batay

June 1st, 2013

Dilalka Loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa la sheegay in ay sii kordhayaan. Muddooyinkii dambe ayaa dalka Koofur Afrika waxaa ku sii kordhayay dhibaatooyinka loo geysto dadka Soomaalida ah ee halkaasi ku heysta Mehradaha Ganacsi. Magaalooyinka lagu dhibaateeyo Soomaalida Ku ganacsada waddanka Koofur Afrika ayaa waxaa ka mid ah Magaalada […]

Latest Somali News

46

Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo boqasho kutegay maxjarada magaalada Boosaso (sawirro)

June 24th, 2014

Boosaaso_ Wasiirka xanaanada xoolaha DFS. Saalim Caliyow Ibrow oo booqasho ku jooga magalada Boosaso ayaa maanta booqasho ukuurgelida kutegay maxjarada xoolaha ee kuyaala magaalada Boasaaso, waxana ...

AMISOM welcomes agreement on Interim Administration for South West Regions of Somalia

June 24th, 2014

BARTAMAHA -  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission Commission for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has welcomed the agreement in ...

cali xaaji

Wasiirka waxbarshada Puntland oo kaqaybgelaya shir looga hadlayo waxbarshada caalamka

June 24th, 2014

Wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa kaqaybgelaya shir caalamiya oo ka dhacaya magaalada Brussles ee dalka Belgium, kaasi oo looga hadli doono sidii ...

goodax

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliya oo kasoo horjeestay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

June 24th, 2014

Muqdisho_ Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federaalka Somaaliya C/llaahi Goodax Bare oo waraysi siiyay laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay lagu aqoonsaday maamulka ...

vlcsnap-2014-06-24-02h48m57s115

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno kala duwan ku riday Edaysanayaal (sawirro)

June 24th, 2014

Boosaaso_ Edeeysanaysha la horkeenay maxkamada ayaa loo haystay falal ay kamid yihiin, gaadiid urarna WFP oo lagu gubay duleedka Bosaso, askar dil gaysatay iyo rag lala ...

War Kooban

BARTAMAHA -  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission Commission for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has welcomed the agreement in …

Login

BARTAMAHA TV

Screen shot 2013-07-31 at 1.44.23 AM June 14th, 2013

Dhacdadii kala qabsatay Burcad Badeeda Soomaalida iyo Markabkii Maersk Alabama ayaa Hollywood-ku ka sameeyeen  filin uu aktar ka yahay jilaaga caanka ah ee om Hanks. Daawo ...

Ban kii-Moon Oo Ku Baaqay In Ladadajiyo Nabadeenta Soomaaliya

bankk June 1st, 2013

Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moonoo ka hadlayay shirkii lagu soo gabo gabeeyay magaalada Yokohama ee wadanka Japan loogana hadlayay arrimaha  Soomaaliya aya sheegaya in ...

Howl-gallo Dad Lagu So0o Qab-qabtay Oo Saakay Kadhacay Dagmada Warta Nabadda

howl June 1st, 2013

Howlgal dad badan lagu soo qabqabtay ayaa saakay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM waxaa ay ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho. Ciidamada howlgalka sameynayay ...

Dowladaha Ethiopa iyo Talyaaniga Oo Kawada Hadlay Xaalada Soomaaliya

E June 1st, 2013

Wasiirka arimaha dibada dalka Talyaaniga Lapo Pistelli ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan dalka Ethiopia waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo ...

Japan Oo Lacago Malaayiin ah Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya

jappaa June 1st, 2013

Kadib Shir Gaar ah oo ka dhacay Magaalada Dekedda leh ee Ykohama ee dalka Japan kaasi oo ay wada shir Guddoominayeen Ra’isal Wasaaraha dalka Japan Shinzo ...

Dilalka Loo Geysto Soomaalida Ku Dhaqan Koonfur Afirica Oo Sii Batay

dili June 1st, 2013

Dilalka Loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa la sheegay in ay sii kordhayaan. Muddooyinkii dambe ayaa dalka Koofur Afrika waxaa ku ...

backtotop