Calendar

Daawo sawirada soo bandhigidii Filinka Gabar haloo doono UK

gobaysane adverts teamBartamaha (Northampton) Filinkii Gabar Haloo Doono ayaa weli ka socda magaalooyinka Ingriiska, Todobaadkii ina dhaafay ayaa waxaa filinka lagu soo bandhigay magaalooyinka London, Birmingham & Northampton, waxaana halkaas isugu soo baxay Soomaalidii halkaas ku noolayd iyagoo aad ula dhacay majaajilada iyo sida lo soo duubay filinkan GHD.

Filinka oo todobaadka soo socda ka socda magaalada London ayaa waxaan idiin soo gudbinaynaa sawiradii bandhigga filinka.

[slidepress gallery='ghd-yurub']

Comments

comments

Category : UK & Europe, Wararka Maanta.
« »

Comment: