Sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Kenya ee KBC, Ciidamada Kenya ee howlgalada ka wada Koofurta Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ugu biiraya howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM. Sidoo kale KBC waxa ay sheegtay  Koofiyadaha iyo dharka in laga badal doono. Saraakiisha Ciidamada Kenya ee ku sugan koonfurta Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay marka ay bishan...Continue reading »

Abyan press:hoowlgal ay sameeyeen ciidamada wadanka yeman ayay kusoo qabteen lix nin oosoomali ah kuwaasoo kagarab dagalamayay uruka alqacidada yeman ee kadagaalama gobolka abyan Afhayeen uhadlay ciidamada doowlada gaar ahaan magaalada cariish ayaa sheegay in ciidamada amanka qeeybta 39aad soo xireen lix nin oosoomali ah meel udhow magaalada sinjibaar Afhayeenka ayaa sheegay...Continue reading »

massage u diyariyay musharax jagada madax weynanimada S0malia SH C?RAXMAN. C.DABCASAR (RAAGE) <a href=”o”>HALKAAN KA DAAW0 ...

musharax malik abdalla halkam ka DAAWO ...

Barnaamijkan loo bixiyey KULANKA GARYARE ayaa  soosaare ka ah wariyaha Soomaaliyeed ee Abdiweli Ibrahim Garyare kaasi oo waxbadan ku jiray howlaha warbaahinta soomaalida.Waxaa uu wariyaha bilowga barnaamijkiisa ku sheegay inuu noqon doono mid la daawan karo todobaadkiiba mar,lagana daawan doono tvga caalamiga ah ee Universal TV. Barnaamijkan oo qaabka loo sameeyey uu...Continue reading »

<a href="for help on Wednesday in finding a missing teenager. Investigators said that they believed Nasra Hassan Hashi was abducted from a home in Pickerington on Feb. 26. Hashi, 17, may be using the nicknames "Nasro" or "Nasiza," 10TV News reported. Police said that Hashi could have traveled to Whitehall or Lexington, Neb. Anyone with information...Continue reading »

the 12sphttp://www.youtube.com/watch?v=BdWrgcySMEc&context=C4ca50daADvjVQa1PpcFOdt0-LICojqXfv3rojc7lgT-YL1dMYDSU=ring soocer tournamentC DRAWING)DAAWO ...

the people who always do the write thing halkan ka DAAWO ...

Buraanburkan Cajiibka ah ayaa waxaa inoo qaadaya Zaynab W Cigale, waxaana laga soo geliyey qeybteena Minnesota. Ziyad Salah. Daawo (Halkan Riix) ...

xaflad oo ka dhacday columbus ohio HALKAN KA DAAWO ...

interview somali president candidate imam Abdurahman haji dabcasar Halkaan Kadaawo ...

Khamiis, February 23, 2012 (HOL) – Kadib markii saacado ka hor lasoo gabagabeeyay shirkii London ayaa waxaa lasoo saaray warmurtiyeedkii kama dambaysta ahaa ee ay isku raaceen ka qaybgalyaasha shirka. Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo...Continue reading »

Britain: Shirka waxaa furay Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron oo isaga dowladiisu ay shirkan martigelisey, wuxuuna sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay tahay mid dunida oo dhan saameyn ku yeelatay hadii sidan lagu sii fiirsadana ay noqon doonto mid dib looga shalaayo. David Cameron wuxuu sidoo kale sheegay in shirkani uu yahay fursad weyn oo Soomaaliya...Continue reading »

Nuur Diinaari, Cabdi Xayi Garaad, Najmo Axmed iyo Cabdisalaam Caato Nairobi (RBC) Xubno isugu jira masuuliyiinta ururada bulshada rayidka, masuuliyiin ka tirsan hay’adaha DKMG Soomaaliya iyo wariye caan ah oo Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday inay ka badbaadeen isku day oo lagu khaarajin lahaa oo uu soo maleegay Maxamed C/raxmaan Faroole oo ah wiil uu dhalay...Continue reading »

Ka hortaga Hargabka iyo cudurada laga qaado jeermiska (wasakhda) ka faaiidayso codkan si aad uga taxadirto cudurada ka abuurma wasakhda Halkan ka Daawo. ...

SEWD Foundation waa urur cawiya Soomaalida Dowlad deegaanka  ismaamulka Soomaaliyeed. Waxay habeen hore soo afxidheen sanad guuradoodii kowaad xafladaas oo ay ku soo bandhigeen wax qabadkoodii iyo hirarka ay rabaan in ay gaaraan sanadada soosocda halakan ka daawo ...

Dhibaatooyinka ka soo gaara haweenka ku uraaga foosha isagoo sabab dhibaatooyin isugu jira dhaawacyo iyo dhimasho. Dhawacyada qaarkood waxay ku kalifaan in ay bulshadu u fiiriso si gaar ah waxaa sanadkaan soo dhaafnay dhamaadkiisa booqaasho u aaday Soomaaliya laba gabdhoo oo ku koray qurbaha waxayna la kulmeen dhibaatooyin badan oo haysta maatada Soomaaliyeed ee 20 ka...Continue reading »

<a href="”><a href="lt;param <a href="”>name=”allowFullScreen” value=”true”>”>blue star restourant for delivey 269 8680 daawo&</a> ...

shiiq yahaye abu harayrah musjid in <a href="”>colubus oh <a href="”>DAAWO ...

Haddana waxaan idiin soo bandhigaynaa muuqaalka kaliya ee qof soomaali ah uu ka duubay markii fanaanka caanka ah ee 50 Cents uu ka degay magaalada Dooloow ee Soomaaliya. Muuqaalkan ayaa waxaan kasoo qaadanay [Soomaalo] ...