Waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii saddexaad xiran iyadoo ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku sugan yihiin wadooyinka. Xirnaanshaha wadooyinka ayaa waxa ay saameyn weyn waxa ay ku yeesheen howlaha ganacsi iyo waxbarasho ee ka socday magaalada Muqdisho iyadoo dadweyne faro badan ay ku qasabtay in ay guryahooda iska joogaan maadaama aysan lug...Continue reading »

Xafladaani ayaa wax ay aheyd mid si heersara ah loo soo agaasimay Islamarkaana ay soo qaban–qaabiyeen Uruka Hormarinta dhalinta Caasimad oo Magacooda loo soo gaabiyo (CYDO) ayaa waa looga hadlaye wax–yaabo farabadan oo ah kamid tahay sidii loo hormarin-lahaa caasimada Qaasatandhanka Nadaafadda Caafimaadka iyo Waxbarashada.   Af-hayeenka Uruka Mudane Sayid-Ali...Continue reading »

Somali-and-Somaliland-2

Wada-hadalladii dhawaan dhex maray dowladda federalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland waa tilaabi horey loogu qaaday dib-uheshiisin siyasadeed ayaa...Continue reading »

UK UAE on Somalia 2

Dowladaha Britain iyo Imaaraadka Carabta ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay iney lacag looga hortago dhibaateynta haweeynka ay siin doonan Soomaaliya. Lacagta...Continue reading »

Kismaayo

Haweeney xirneed suun ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa saakay lagu qabtey xarunta jaamacada Kismaayo. Haweeneyda waxa ay doonaysay iney gudaha usii...Continue reading »

RW - La haystayaal lasoo dayay - 3

WAR SAXAFEDEED Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta...Continue reading »

muqdisho

Howl-gal lagu sugayo amniga Mogadishu ayaa ka socday guud ahaan magaaladda, iyadoona ay jiraan shakiyo laga qabo in Al Shabaab ay fuliyaan weeraro Argagixiso. Ciidamo...Continue reading »

Xasan Sheekh Mohamud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa galabta soo gabagabeeyey socdaal shaqo oo...Continue reading »

child abuse

**Muuqaalka Hoos ka Daawo. Garaacitaanka Carruurta ayaa ah wax aan laga ciyaarin, Waa fal aad u xun sababana dhibaatooyin farabadan oo lasoo gudboonaada...Continue reading »

Nicholas2

  Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban Ki-Moon ayaa badalay Ergeygii u qaabilsanaa Soomaaliya Augistina Mahiga iyadoona loo soo magacaabay siyaasi...Continue reading »

DF Puntland 0

Madaxweynaha dowladda federalka iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa tagay magalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Wafdiga Xasan Sheekh waxa ay...Continue reading »

Britain Flag in Mogadishu

Dowladda Britain dib ayay uga furtey safaradii ay ku laheed Soomaaliya taas oo irdaha loo laabey 1991-kii markii Soomaaliya ay ka dhaceen dagaladii sokeeye...Continue reading »

Mahad Cabdalla Cawad

Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday in baarlamaanka ay ka doodaan mooshin ku saabsanaa heshiiskii ay dhawaan gaareyn dowladda Soomaaliya iyo maamulka...Continue reading »

Uhuru Xasan sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa imanaya magalada Mombasa ee dalka Kenya halkaas oo kula kulmi dooni dhigiisa. Kulanka Madaxweyne...Continue reading »

Wendy Sherman

Kaaliyaha dhinaca siyaasadda ee xog-hayaha arimaha dibadda Mareykan-ka ayaa magalada Washington waxa ay kulan kula qaadatey madaxweynaha maamulka Somaliland...Continue reading »

Xog-hayaha arimaha dibadda Britain William Hague ayaa jooga Mogadishu uu kulamo kula leehyahay madaxda sarsare ee dowlada federalka Soomaaliya. Safarka Hague oo aan horey loo shaacin, ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde kusoo dhaaweyay wasiiradda arimaha dibadda Soomaaliya Fowzia Yuusuf Xaaji Aadan. William Hague waxa uu la kulmey ra’isal wasaaraha...Continue reading »

Saacid

Ra’isal wasaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa sheegay in weerarkii 14-kii bishan ay Al shabaab ku qaadeen maxkamada...Continue reading »

somalia-interim-bay

W.Q Maajid Axmed oo Muqdisho jooga – Dadaallo ay waddo xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu samaynayo maamullo kumeel gaar ah oo ka hir...Continue reading »

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay aaska Alla ha unaxariistee Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo kooxo hubaysan ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho. Saxafiyiin badan ayaa ka qeyb gashay Aaska Marxuumka oo ka dhacay Qabuuraha Abaaydhaxan ee degmada Wadajir gobolka Banadir. Aaska kadib ayaa waxaa saxaafada lahadlay C.Raxiin Ciise Cadow Agaasimaha Radiyaha dowlada...Continue reading »

Ciidamada maamulka Puntland iyo maleeshiyo hubeysan oo ka soo jeeda maamulka Galmudug ayaa saaka madaafiic isku weydaarsaday labada qeybood ee woqooyiga iyo Koonfurta magaaalada Gaalkacyo. Duqeymahan ayaa bilowday markii Maleeshiyo beeleed hubeysan oo ka soo jeeda degaanada maamulka Galmudug ay madaafiic ku weerareen garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee woqooyiga magaaladaas...Continue reading »