Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid gilgilay guud ahaan dagmada Xamarweyne iyo dagmooyinka ku teesan ayadoo qaraxa la sheegayo in uu geystay qasaaro isugu jira...Continue reading »
Category Archives: Wararka Maanta
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaanna wixii Xamar...Continue reading »
Qaraxan oo la sheegay inay ku waxyoolloobeen qaar kamid ilaaladii xildhibaanada iyo dad rayid ah oo goobtaas ka agdhawaa ayaa ka dhacay xaafada Xamarwayne...Continue reading »
Ugu yaraan labo nin oo Soomaali ah ayaa lagu dilay weeraro habaynkii xalay ahaa lagu qaaday. Raggan ayaa mid kamid ah lagu dilay goob ganacsi oo uu ku...Continue reading »
Baarlamaanka Puntland ayaa ka dooday sharci cusub oo dib ugu celinaya awood qaybsiga gaar ahaanna xulida xildhibaannada baarlamaanka qaabka hab-beeleedka...Continue reading »
Laba qof oo rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii qarax gudaha magaalada Kismaayo lagula beegsaday gaari nooca raaxada oo ay wateen dad rayid ah. Qaraxa...Continue reading »
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara...Continue reading »
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay dalalka dariska la ah Soomaaliya inay kaalin ka qaataan xasilinta iyo wada-hadallo Siyaasadeed oo Soomaaliya ka dhaqan gala. Warbixin...Continue reading »
Qubaro Soomaaliyeed ayaa waxa ay isku raaceyn in ay Timirto leedahay nafaqo aad badan ayagoona sheegay in ay xoojiso murqaha iyo dareemaha jirka kana...Continue reading »
Iyadoo maalmihii dambe Amaanka magaalada Muqdisho uu ahaa mid aan la isku haleyn karin islamarkaana ay kasocdeen dilal qorsheysan iyo qaraxyo kala duwan...Continue reading »
Tedros Adhanom oo ah wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia ayaa sheegay in ciidamadiisa ay ka baxeen magaalada baydhabo, isagoo arinta ka bixitaanka ku...Continue reading »
Magaalada jowhar ee xarunta shabeelada dhexe ayaaaa habeenimadii xalay lagu arkay arin aad u naxdin badan oo aan horay magaalada looga arag ayadoona gabar...Continue reading »
Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan tababar iyo qalabeyn lagu sameenayo ciidamada...Continue reading »
Sida uu ku soo warramayo wariyaheena magaalada Muqdisho, waxaa la xiray qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya sababo la xiriira...Continue reading »
Maamulka Khaatumo ayaa si kulul u weeraray Soomaaliland oo ay ku tilmaameen inay si sharci darro ah ku joogto dhul aysan lahayn oo ka tirsan maamul goboleedka...Continue reading »
Ciidamada ammaanka maamulka Jubbaland ayaa xirxiray tiro dad ah oo lagu soo qabqabtay howlgallo maalintii labaad ka soconayo magaalada Kismaayo ee xarunta...Continue reading »
Garoowe, Xarunta dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta uu ka furmay shir looga hadlayo amniga gobolladaas xilli halkaas ay ka dhaceen rabshado...Continue reading »
Ururka Al-shabaab ayaa shalay ciidamo badan oo xirnaa dharka milateriga Soomaaliya kusoo bandhigtay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo ka mid degmooyinka ay ka taliso. waxaana halkaas hadal ka jeediyay mas’uulka Al-shabaab u qaabilsan gobolkaas, Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla. Ciidamadan ayaa soo bandhigay dhoolla-tus ciidan oo ay ku muujinayeen tababarradii...Continue reading »
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dalkiisu taageero dhinac walba siinayo ciidanka Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladdiisu ay gacan ka geysnayso sidii dib loogu soo celin lahaa ammaanka iyo deggenaashaha Soomaaliya, kaddib kulan uu Addis Ababa kula yeeshay wasirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi. Kulanka Dessalegn iyo Fiqi ayaa dhacay maalintii Jimcaha ahayd ee lasoo dhaafay, waxaana labada...Continue reading »
Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, madaxda hawlgalka midowga afrika ee AMISOM iyo wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa ka wada hadlaya sida ugu habboon ee la isu dhaafsan karo macluumaadka lagu helo sirdoonka. Shir ka furmay Mombasa oo saddex maalmood socon doonaa ayaa lagu falanqayn doonaa in si fudud macluumaadka ay u wadaagaan ciidamada ammaanka ee Soomaaliya...Continue reading »