C.Salaan Hadleeye, Gudoomiyihii Bankiga Dhexe oo Xilka iska Casilay
Bartamaha — Warar cusub oo aan ka helnay dad xog ogaal ah ayaa sheegaya in Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdusalaam Hadleeye uu xilkii uu hayey iska casilay kadib markii eedaymo badan oo ka dhan ah maamulaha ay ka yimaadeen Beesha Caalamka. Eedaymahaas oo koodii ugu dambeeyey uu kusoo baxay warbixintii UN Monitoring Group Somalia.
Cabdusalaam ayaa maalintii shalay ahayd soo gaaray magaalada Nayroobi ee dalka Kenya oo uu haatan ku sugan yahay.
Comments
comments
Category : Xuuraan.