Calendar

barakacayaasha oo xaaladooda cafimaad ay aad u liidato .

car 2

Dadkaan barakacayaasha ah ee ku soo badanaya magaalada muqdisho ayaa la ildaran xanuuno Kala gidisn sida cudarka jadeecada shubanka iyo nafaqado bahsan oo ka muuqato dadkaasi.

Mudooyinkii ugu danbeeyay ayaa ku soo badanaayay magaalda muqdisho dadka soo barakacay Gobalada dalka iyagoo la il daran gaajo biyo la,aan iyo caafimaad xumo qar ka mid ah dadkaasi Aan kula kulmay gor yahooda oo ka sameysan cooshado iyo bacooyin 

Ugu danbeytii dadkaan ku soo badanaya magaalda muqdisho ayaa ah dad la il daran cuno la,aan Iyo biyo la,aan  daawo sawirada dadka barakacayaasha ah ee xaaladooda liidato.

car 1car 7caruur rashiin qalalan cuneyso oo wax dhecaan ah aan laheyn car 6car 9car 11car 4car 5labadaan caruur oo sawirkooda ugu danbeeyo waxey la il daran yihiin cudarka jadeecada

xafiiska wararka bartamaha : muqdisho

 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: