Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Özil oo lagu eedeyay in uu kala sooco ciyaartooyda muslimka ah iyo kuwa Kiristanka

Xiddiga Qaranka Germany iyo kooxda Los Blancos Real Madrid Mesut Mustafa Özil ayaa waxaa si aan qarsooneeyn loogu eedeeyay in uu yahay Xiddig cunsuri ah oo dhanka Diinta jecel kaliyah Laacibiinta ay isku Diinta yihiin . 18-kii Bishii Apriil sanadkaan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Hazard ” Riyadeyda Waa In Dhawaan Ka Mid Noqdo Real Madrid”

Kubad sameeyaha kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa xaqiijiyay in riyadiisu ay tahay in uu ku biiro kooxda Real Madrid , iyadoo tani ay soo baxeyso xilli laacibka uu u muuqdo in uu la qabsanayo kooxda Chelsea. Laacibka ayaa carabka ku adkeeyay … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Everton Oo Qaab Amaah Ku Dooneysa Scott Sinclair

Warar laga helayo kooxda Everton ayaa sheegaya in ay qorsheynayaan in kooxda Ma City amaah ay ugala soo wareegaan xilli ciyaareedkana laacibka scott sinclair  , waxa ayna baahidaan soo baxeysa xilli Everton dooneyso in ay xoojistaan booska loogu soo baxayo ciyaaraha … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Yaa mas’uul ka ah dhibaatada ku dhacday dhalinta Soomaaliyeed ?(Maqaal)

Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee uu madaxweynaha ka ahaa allaha ha unaxariistee maxamed siyaad barre ayaa waxaa dalka ka dhacay xasuuq fara badan , kufsi , dhac, iyo burbur dhaqaale oo lixaadleh iyadoo arinta ayka qeebqaateen beelo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Aragtida Taageerayaasha: Waxaan qabnaa In Jose la Buriyo

Afti uu sameeyay wargeyska Marc ee ka soo baxa dalka Spain lagana qaaday taageerayaasha Real Madrid oo ku aadan mustaqbalka Jose Mourinho ayay soo jeediyeen in la fasaxo . Waxa ay u arkaan %82,2 dadkii dhiibtay aragtidooda in Mourinho uusan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Liverpool Oo Qandaraaska U Kordhineysa Gerrad

Tababaraha kooxda Liverpool ayaa daboolka ka qaaday in hishiiska ay kordhiayaan Steven Gerrad , waxa uuna warkaan soo baxayaa xilli kooxda PSG ee dalka faransiiska ay si weyn u xiiseynayeen laacibka. Tabaraha ayaa u arka Gerrad laacib weli muhiim u … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Raila Odinga oo Soomaaliya usoo magacaabay la taliye cusub’ waa kuma shaqsigaasi?

Raysul wasaaraha wadanka Kenya Raila Odinga ayaa magacaabay la taliye cusub oo u qaabilsan dhanka Soomaaliya iyadoo magacaabistan ay soo baxday xilli madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho ku joogo Nairobi. Xafiisk a raysul wasaaraha Kenya ayaa loo magacaabay Ibraahim Axmed Rashiid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mudanayaasha Baarlamaanka oo lagu wado in saacadaha soo socda ay ansaxiyaan miisaaniyad sanadeedka 2013-ka ee dowladda

Saacadaha soo socda ee maanta ayaa waxaa lagu wadaa in ay ansaxiyaan miisaaniyadda xukuumadda ay ku howlgaleyso sanadka na soo aadan ee 2013-ka. Mudanayaasha baaralamaanka Soomaaliy ayaa waxa ay ku sii qulqulayaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaana ajandsaha … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciyaaryahanda Real Madrid oo taageerahooda u diray Tito Vilanova

Sidii la filanayay waxa lagu arkay ciyaartii xalay dhex martay labada naadi ee Real Madrid iyo Malaga, inay soo gashadeen ciyaaryahanada Madrid garamaan ay ku taageerayan tababaraha Barcelona ee Tito, kaaso qaliin lagu sameeyay dhawaan. Kooxda Barcelona aya cadaysay in … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports | Leave a comment

Xavi: waan la yaabay fadhiisinta Casillas

Mar la waydiiyay Captainka labaad ee kooxda Barcelona ra’yigiisa kusaabsan fadhiisinta saaxiibka xulka qaranka ee Iker Casillas, ciyaartii Real Madrid la dheelayeen kooxda Malaga, kaaso tilmaamay inuu la yaabay arintaasi. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Jose Mourinho ayaa fadhiisiyay Captainka … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Xaaska Sneijder oo sheegtay inuu ninkeedu usii socdo Manchester United

Waxay cadaysay “Yolanthe Sneijder-Cabau” gabadha laacibka xulka qaranka Holand iyo kooxda Inter Milan, in ninkeedu ka tagi doono San Siro suuqa  ”Mercato” ee bisha January. Dhinaca kalena  waxa uu yahay mustaqbalka kooxdiisa mid mugdi ah, ka dib markii uu diiday inuu … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Duqeymo xalay ka dhacay Muqdisho

Madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii habeenimo ku soo dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn halka jiho ahaan laga soo tuuray. Bartilmaameedka madaafiicdan ayaa ahaa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana nawaaxigeeda ku soo dhacay tiro hoobiyeyaal … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta | Leave a comment

Duqeemo lala eegtey agagaarka Villa Soomaaliya

Madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii habeenimo ku soo dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn halka jiho ahaan laga soo tuuray. Bartilmaameedka madaafiicdan ayaa ahaa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana nawaaxigeeda ku soo dhacay tiro hoobiyeyaal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Arsenal Oo Indha Ku Heysa Laacibka David Villa

Arsenal ayaa ka fiirsaneysa inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa, sida ay qortay Daily Mail. Arsene Wenger iyo shaqaalihiisa kooxda ayaa ka wadahadlay inay Janaayo u dhaqaaqaan David Villa, iyadoo weeraryahanka uu sannado badan diirada u … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Jose Mourinho: Janaayo Waxba Ma Soo Iibsan Doono, Ricardo Kaka Isna Meel Uma Socdo

Real Madrid ayaan kooxdooda xoojin doonin bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga, islamarkaasna ciyaaryahanka aan fursadaha badan helin Kaka waxa ay u badan tahay inuu joogi doono, sidaasi waxaa yiri Jose Mouirnho. “Uma maleynayo inaan sameyn doono wax … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Laacibka Sanadka Ee Qaarada Africa

Laacibka qaranka ivory coast  iyo kooxda Man City Yaya Toure ayaa loo caleema saaray ciyaaryahanka ugu wanagsan qaarada africa sanadkaan sii dhamaanayaa ee 2012-ka . Yaya ayaa abaal marintaas lagu gudoonsiiyay maadaama koxdiisa City uu kula guuleystay horyaalka ingiriiska xilli … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Ronaldo: “Ma Dabaal Degayo Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Man United”

Ilo wareedyo si weyn ugu dhaw laacibka Cristiano Ronaldo ayaa sheegaya in laacibka uusan dabaal dagi doon in hadii gool uu dhaliyo kulanka Man United la leeyihiin ee qeybta ka ah wareega 16-aad ee Champion-ka . War midkaan u dhaw … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanja oo Haweenka baaq usoo jeediyey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo ka hadlaye kulan uu la qaatay qaar kamid haweenka Soomaaliyeed ayaa wuxuu sheegay in haweenka looga baahan yahay inay ka qeyb qaataan siyaasada Soomaaliya. Jawaari ayaa sheegay in haweenka ay yihiin lafdhabarta siyaasada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kooxaha Waa Weyn Ee Yurub Oo Indhaha Ku Haya Isku Aadka Champions League Ee Maanta

1 Indhaha oo dhan waxa ay maanta ku sii jeedaan Nyon iyadoo kooxaha ugu fiican qaarada Yurub ay maanta isku wajihi doonaan isku aadka wareega 16ka ee Champions League. Real Madrid, Barcelona, Manchester United, Juventus, AC Milan, Porto, Borussia Dortmund, … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | 1 Comment

Sir Alex Ferguson: Pep Guardiola Waxa Uu Ii Sheegay Inuusan Wax Qorshe Ah U Diyaarsaneyn

Sir Alex Ferguson ayaa ka hadlay kulankii uu dhawaan la qaatay Pep Guardiola, isagoo sheegay in tababarihii hore ee Barcelona inuusan haatan wax qorshe ah u diyaarsaneyn. Guardiola ayaa 12 bilood fasax ka qaadanaya kubada cagta ka dib afar sanno … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment