Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay arimaha Somaliland iyo Putland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka hadlayey munaasabad lagu xusayey 1-da Luuliyo oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Koonis Istaadiyum ee magaalada Muqdisho ayaa amaanay horumarka iyo nabadda ay ku talaabsadeen maamulada Somaliland iyo Puntland, isagoo sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Putland oo difaacday joogitaanka ciidamada Kenya. Sababta Maxay tahay?

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ku lug leedahay dagaaladii Kismaayo, ayna fara gelin ku heyso maamulka Jubaland ee ay taageerada xoogan u heyso. kuxigeenka maamulka Puntland C/samad Cali Shire ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay cambaareyneyso Ciidamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka CYDO oo maanta soo qabanqaabiye Xaflad lagu maamuusayo 1-da luuliyo

Uruka Hormarinta dhalinta caasimada lagacoodana loo soo gaabiyo CYDO oo ah City Youth Development Organization ayaa maanta waxa uu soo qabanqaabiye xaflad aan horey loo arag ayadoona lagu xusaye maalinta 1-da luuliyo oo ah maalinta xurnimada ay qaateen gobolada Koonfurta … read more »

Posted in Featured, First Look, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ban kii-Moon Oo Ku Baaqay In Ladadajiyo Nabadeenta Soomaaliya

Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moonoo ka hadlayay shirkii lagu soo gabo gabeeyay magaalada Yokohama ee wadanka Japan loogana hadlayay arrimaha  Soomaaliya aya sheegaya in la dadajiyo hanaanka  nabadaynta Soomaaliya si ay u dhacdo buu yiri  in maalgaalin rasmi … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Howl-gallo Dad Lagu So0o Qab-qabtay Oo Saakay Kadhacay Dagmada Warta Nabadda

Howlgal dad badan lagu soo qabqabtay ayaa saakay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM waxaa ay ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho. Ciidamada howlgalka sameynayay oo gudaha u galayay guryaha ayaa waxa ay ku soo qabteen howlgalkooda dad gaaraya … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladaha Ethiopa iyo Talyaaniga Oo Kawada Hadlay Xaalada Soomaaliya

Wasiirka arimaha dibada dalka Talyaaniga Lapo Pistelli ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan dalka Ethiopia waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo xaalada Soomaaliya. Waxayna ugu horeyn diirada saareen doorka Kenya ay ka qaadatay Nabadeynta Soomaaliya … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Japan Oo Lacago Malaayiin ah Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya

Kadib Shir Gaar ah oo ka dhacay Magaalada Dekedda leh ee Ykohama ee dalka Japan kaasi oo ay wada shir Guddoominayeen Ra’isal Wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Max’ud ayaa Ra’isal Wasaaraha dalka … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dilalka Loo Geysto Soomaalida Ku Dhaqan Koonfur Afirica Oo Sii Batay

Dilalka Loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa la sheegay in ay sii kordhayaan. Muddooyinkii dambe ayaa dalka Koofur Afrika waxaa ku sii kordhayay dhibaatooyinka loo geysto dadka Soomaalida ah ee halkaasi ku heysta Mehradaha Ganacsi. … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Human Rights Watch Oo Eedeen Ujeedisay Kenya

War bixin ay manta soo saartay hay,ada xaquuqda aadanaha u dooda marka ee Human rights watch ayey ku sheegtay in booliska magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ay dhibaato iyo falal kufsi ah kula dhaqaaqen in aan ka yareen kun … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal Dil- Loogu Geystay Dagmada Yaaqshiid

Kooxo hubaysan ayaa saaka Xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid waxa ay ku dileen Beerey Xasan Jeeb oo ahaa Guddoomiyihii laanta Suuq Bacaad ee maamulka Degmada Yaaqshiid. Dilka Guddoomiyaha laanta Suuq Bacaad ayaa waxaa ka dambeeyay niman hubaysan oo durba … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Jappan Oo Marti-gilineysa Shirka looga hadlayo Arimaha Soomaaliya

Xilli uu wareysi siinayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Wargeyska Kyodo News isagoo ku sugan Magaalada Caasimada ah ee Ethiopia,ayaa wuxuu ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo meesheey wax marayaan,isagoona si gaar ah u carababay in shir looga hadlayo arimaha … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isul-wasaaraha Oo Kulan Laqaatay Safiirka Midowga Africa Ufadhiyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la … read more »

Posted in First Look, Ohio, Wararka Maanta | Leave a comment

Bandhig Dhaqameed Lagu soo bandhigaye Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Oo Lagu Qabtay Nairobi

Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiyay … read more »

Posted in Featured, Photos | Leave a comment

OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne Obama oo ka hadlayay Aqalka Cad ee … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISON Oo Sheegtay In Ay Lawareegeen Deegaano Ka tirsan Gobolka Bay

Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bay. Afhayeenka Ciidanka AMISOM korneel Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno ka tirsan Gobolka Bay kadib markii uu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Nin Muuqaalka Wajigiisa Iyo Jirkiisa Kuwaaye Shaqo (SAWIRO)

Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Yusuf Xamidi ayaa wax shaqo ah ku salaaxi waayay, taas oo sida uu rumaysan yahay ay ugu wacan tahay, muuqaalo uu wajiga iyo jidhkiisa ku buufistay oo ah kuwo layaab leh, kuwaas … read more »

Posted in Featured, First Look, Hot Now, Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Kulan Looga Soo Horjeedo Madaxweyne faroole oo Ka Dhacay Gobalka Bari

Kulankaani ayaa waxa uu ahaa mid ay soo qaban-qaabiyeen Salaadiinta iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolka Bari ayaa waxaa looga soo horjeeday Madaxweyne Faroole waxuuna uu kadhacay Degmada Isku shuban ee Gobolka Bari. Salaadiinta iyo Isimadaan ayaa waxa ay diiradda … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISON Oo ka hadashay Howl-galka Muqdisho Sheegtayna In ay Dhexdhaxaad ka tahay Arinta Jubbaland

Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya maalintii labaad ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidanka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Cali Aadan Xumad oo warbaahinta maanta la hadlay ayaa sheegay in … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Banaanbax Lagu Taageeraye Xukumada Loogana Soo Horjeeday Mooshinka Oo Kadhacay Muqdisho

Barxada Sayidka oo dhinaca ku haysa Aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Xukuumadda Soomaaliya loogana soo horjeedo mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay. Shacab badan ayaa isugu soo baxay halka loo yaqaan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka

Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya. Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday in si wanaagsan ay u soo dhamaadeen kulamadii … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment