Author Archives: Maxamed Madani

Wasiirka cusub ee wasaarada haweenka & horumarinta Bulshada Puntland oo manta xilkaasi loo dhaariyay

Garowe _ Wasiirka cusub ee wasaarada Haweenka iyo horumarinta arrimaha bulshada Puntland Aniiso Xaaji Muumin ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasaaradasi. Aniiso Xaaji Muumin ayaa maalintii shalay  dib dalka ugusoo laabatay kadib markii loo magacabay xilka wasaarada, waxaana maanta dhaarinteda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cutubyo katirsan Ciidamada Itoobiya oo Gaaray Degmada Guri-Ceel

Guri-ceel _ Wararka aan kahelayno degmada Guri-ceel ee gobalka Gal-guduud ayaa kuwaramaya in deegaankasi gelinkii dame ee shalay ay gaareen Ciidamo farabadan oo Itoobiyaan ah. Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in ujeedada ay Ciidamada Itoobiya utageen deegaankasi ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Axmed Madoobe oo soo dhoweeyay maamulka Saddexda gobal ee dhismihisu kasocdo Baydhabo

Kismaayo _ Madaxweynaha maamulka Jubba Shiikh Axmed Madoobe ayaa soo dhoweeyaya maamulka Koonfur Galbeed Somaliya oo la damacsan yahay in saddex gobal uu ka koobnaado. Axmed Modoobe ayaa u habmbalyeeyay Ergada shirku uga socdo magaalada Baydhabo, kaasi oo ay kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Amniga Puntland oo kaqaybgalay kullan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Garowe (Sawirro)

Garowe _ Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Xasan Cismaan Alore ayaa maanta magaalada Garowe uga qaybgalay kullan Balaaran oo looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa amniga magaalada Garowe. Kullanka oo ay kaqaybgaleen maamulka Degmada, kan gobalka, qaybaha kale ee bulshada  iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland oo xukun xarig ah ku riday Rag lagu eedeyay inay katirsanyihiin Al-shabaab (sawirro)

Bosaso _ Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowlada Puntland ayaa maanta lahorkeenay rag ku eedaysnaa inay xiriir wada shaqayneed uu ka dhexeeyay ururka Al-shabaab. Ragaan oo ay tiradoodu dhameed 4- nin ayaa lagu kala magacaabaa Cabdiraxmaan Muuse Cismaan, Cabdixakiin Cabdulaahi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo markii ugu horeeyay shir guddoomiyay kullanka gollaha Wasiirada (sawirro)

Garowe _ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horaysay shir guddomiyay kullanka todobaalaha ah ee gollaha wasiirada cusub. Shirka ayaa ugu horayn warximo khuseeya qaabka ay ula wareegen xilka wasaradaha looga dhegaystay wasiirada cusub, waxaana lagusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada NATO oo Gar gaar Caafimaad u fidiyay Dadka kunool degmada Bander-Bayla

Bosaaso _ Ciidamada NATO ee hawlgalka ladagalanka Burcad Badeeda ujooga biyaha Soomaliya ayaa hawlo Caafimaad oo bilaasha u fidiyay qaarkamid ah dadka kunool deeganada dhaca xeebaha ee Puntland. Ciidamada ka socda dalka SPAIN ayaa markab ay leeyihin waxaa hawlo caafimaad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaliya Iyo Burundi oo kala saxiixday heshiis dhanka wada shaqaynta ah

Muqdisho _ Dowladaha Soomaliya iyo Burundi ayaa maanta heshiis ku Aadan xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa labada dal ku kala saxiixday magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya. Munsabada heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyin katirsan labada dhinac, waxaana kulan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Jarmalka oo sheegtay inay Tababar siindonto ciidamada dowlada Soomaliya

Muqdisho _ Wasiirka Gaashaandhiga dalka Jarmalka Haweenayda la yiraahdo Orizela ayaa shaaca kaqaaday in dowlada jarmalku qorsheynayso in ciidamadedu kaqayb qaataan tababar lasiiyo ciidanka xooga dalka Somaliya. Tababarkaan ay dowlada Jarmalku siinayso ciidanka soomaliya ayaa qayb ka ah tababarada ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Somaliya oo hawlo Caafimaad ujooga Dalka Turkiga

Muqdisho _ Madaxweynaha dowlada Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la sheegay in hawlo caafimaadkiisa khuseeya uu u joogo dalkaasi. Sida uu sheegay Afayeenka madaxweynha C/raxmaan Yariisow oo wareysi siiyay VOA-da madaxweynaha ayaa dalkaasi u tegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dadweyne Caraysan oo Xalay Dibad bax ka dhigay magaalada Hargaysa

Hargaysa _ Dibad bax ay dhigayeen Dadweyne caraysan ayaa fiidkii xalay ka dhacay guddaha magaalada Hargaysa oo xarun u ah maamulka Soomaliland. Dadka dibad baxayey ayaa la sheegay inay kasoo horjeedaan Fara geli ay sheegeen in xukuumadu ku hayso Baarlamanka, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyay xeer hoosadka ay ku shaqayn doonaan

Garowe _ Mudanayaasha Baarlamanka dowlada Puntland ayaa maanta kullan ay ku yeesheen xarunta gollaha Baarlamanka ee magaalada Garowe  waxa ay ku Ansixiyeen xeer hoosaadka uu ku shaqaynayo Baarlamanku. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xasan Shire, waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Baadda Puntland oo la wareegay xilka wasaarada (Sawirro)

Bosaso_ Wasiirka cusub ee wasarada Dekadaha Gadiidka Badda Cabdullaahi Jaamac Saalax  ayaa manta si toosa ula wareegay masuuliyada Wasaradasi, kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta wasaarada ee magaalada Bosaso. Munasabada Xil wareejinta waxaa kaqaybgalay dhamaan shaqaalaha wasaarada, maamulka gobalka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ciidamadii Shaqada laga ruqseeyay oo Dibad bax ka hor dhigay Afaafka Madaxtooyada Soomaliya

Muqdisho _ Xili dhowaan uu taliyaha Ciidanka Xooga dalka Somaliya uu shaaca kaqaday in shaqada ciidanka Laga Ruqseeyay askar horay uga tirsana ciidanka oo shaqada ciidanka gudan wayay ayaa waxaa maanta dibad bax ka dhigay magaalada muqdisho boqolal kamid ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo kaqaygalay shirweyne Garoowe uga furmay Dalada PUNSA (sawirro)

Garowe _ Dalada ururada aan Dowliga ahyn ee PUNSA ayaa waxa maanta uu shirweynihii afraad oo lagusoo dooranayo madaxda sare ee Dalada uu uga furmay magaalada Garowe. Munasabada furitaanka shirweynaha afraad ee PUNSA oo ka dhacay Hotelka New REYS ee … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Mareykanka oo Markale uga digay Muwaadinintisa Inay Usafraan Soomaliya

 Washington_War qoraala oo lagasoo saaray Wasaaradda Arrimaha Dibada dalka mareykanka ayaa muwaadininta dalkaasi looga digay inay usafraan gudaha dalka Soomaliya. Warkaan kaso baxay wasaarada arrimaha Dibada ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in weli ay ka jirto Soomaliya xaalad amni daro … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo dib ugusoo laabtay Caasimada (war saxaafadeed + Sawirro)

Garowe _ Jimce, Garowe, 07, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo guryo noqday magaalada Garowe ka dib socdaal laba maalin qaatay oo uu Muqdisho uga qaybgalay Aaska AHN Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. Garoonka Diyaaradaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul wasaraha Soomaliya oo kulan gaara ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho _ Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan albaabadu uxirnaayeen kula qaatay magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Shiikh Axmed. Kulanka oo socday wakhti kooban ayaa ka dhacay xafiiska Ra,iisul wasaaraha, mana jirto cid sitoosa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faah Faahin Ra,iisul wasaarihii hore oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho _ Masuuliyin ay kamid yihiin Madaxweyne xasan Shiikh Maxamuud, Ra,iisul wasaare Cabdiweli shiikh Axmed, Guddomiyaha Baarlamaka Maxamed Shiikh Cismaan jawaari, Madaxweynaha Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxkale ayaa hab maamusa maydka marxuumka uguso dhoweeyay garonka Muqdisho. Masaajidka Isbahaysiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra,iisul Wasarihii hore ee Soomaliya oo Aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

Muqdisho_ Waxaa Saaladii jimcada kadib magaalada Muqdisho Lagu Aaasay AUN Ra’iisul wasarihii hore ee Somaliya Cabdrisaaq Xaaji Xuseen, oo maanta maydkiisa laga soo dejiyay garoonka diyaradaha Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa kaqaybgalay madaxada ugu saraysa dowlada Somaliya, masuuliyin katisan maamulada … read more »

Posted in Top News | Leave a comment