Author Archives: Maxamed Madani

Madaxweynaha Puntland oo manta la kulmay madaxa JPLG Soomaliya (sawirro)

Garoowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo ku xigeenkiisa C/xakiim Cabdullaahi Cumar ayaa maanta madaxtooyada Puntland kula kulmay madaxa JPLG Somaliya Patrick Doung. Kullanka oo ahaa mid isbarsho ah ayaa waxaa sidoo kale kaqaybgalay saraakiisha madaxtooyadda iyo hawlwadeenadda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khasaare ka dhashay weerar ay dablay hubaysan ku qaadeen gaari siday shacab galbeedlka gobalka Mudug

Galdogob_ Wararka aanu ka helayno galbeedka gobalka Mudug ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay jidka ugaleen gaari siday dad shacab ah oo marayay deegaan lagu magacabo Saaxaa oo hoostaga gobalka mudug. Kooxda dablayda ah ayaa lasoo sheegayaa inay rasaas ku fureen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo manta lakulmi doona madaxweynaha dalka Jabuuti

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya C/weli Shiikh Axmed  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dame ee shalay booqasho ku tegay dalka Jabuuti, waxaana kusoo dhoweeyay masuuliyin katirsan dalkaasi, oo uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti. Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa la filayaa manta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Turkiga oo beenisay inay joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay Soomaliya

Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Turkiga ayaa beenisay warar sheegay in dalkaasi uu joojiyay dhaqaalihii lacageed ee uu siin jiray Soomaliya. War kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada ee dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in dowlada Turkigu ka shaqaynayso sidii sanadkaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Agaasimihii guud ee Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Iscasilay

Garoowe _ Agaasimihii guud ee wasaarada waxbarasahada dowlada Puntland Maxamed C/wahaab Axmed ayaa iska casilay xilkii uu kahayay wasaarada waxbarashada Puntland. Wararka ayaa sheegay in Agaasimuhu uu maalintii sabtidii warqadiisa is casilaada ugudbiyay madaxweynaha dowlada Puntland, iyo Wasiirka waxbarashada Puntland. Inkastoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Cabdiweli oo manta magacaabay wasiirka Warfaafinta Puntland

Garoowe _ Waxaa Saaka Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas lagu magacaabay wasiirka warfaafinta boostada, isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland. Madaxweynaha ayaa umagacabay Cabdiweli Xirsi Cabdulle (indho guran) inuu noqdo wasiirka wasaaradaasi, kadib  in muddo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo dib ugusooo laabtay Muqdisho

Muqdisho _ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho, kadib in muddo ah oo uu kumaqnaa dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo guddomiyaha Baarlamanka Maxamed Shiikh … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Shir looga tashanayo guddiga xuquuqul Aadanaha Soomaliya oo ka furmay Garoowe (sawirro)

Garoowe _ Magaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka furmay kullan ku aadan sidii wada tashi looga samayn lahaa hindise-Sharciyeedka yagleelida guddiga xuquuqul aadanaha Somaliya. Shirka ayaa waxaa kaqaybgalay Wasiiro kasocda Puntland, xubno katirsan dallada PUNSA, Waxgarad iyo Aqoonyahano. Kullankaan ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Cabdiweli oo todobaadkan lagu wado inuu gaaro Boosaso

Garowe _ Sida aanu wararka ku helayno waxaa todobaadkaan Safar ku tegi doona magaalada Bosaaso, Madaxweynaha dowlada Puntland Pro. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Safarka Madaxweynaha ee uu ku tegayo Boosaaso ayaa noqonaya markii ugu horaysay tan iyo markii loo doortay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Soomaliya oo sheegtay inuusan jirin wax hub ah oo qaab Musuq Maasuq ah uga baxay Gacanta Dowlada

Muqdisho _ Dowlada Soomaliya ayaa iska fogaysay eedayn uga timid Gudiga Cunaqabateynta Hubka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea, kadib markii warbixin kasoo baxday lagu sheegay in dowlada Somaliya ay hubka ka iibiso ururka Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka xooga dalka Somaaliya Gen. … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ku dhowaad 60 Arday Oo Maanta ka Qalin Jabisay Iskuulka RPS Ee Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo _ Xaflad siweyn loosoo agaasimay islamarkaana ay ku qalin jabinayeen arday gaareysa 66 arday oo dhameysatay Koorsooyin kale duwan oo ay ka mid yihiin Caafimaadka.Englishka.Carabic. iyo saxaafada kuwasi oo ka aflax iskuulka RPS ayaa Maanta Lagu qabtay Hoolka Xafladaha ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaalyahanada Al-shaab oo sheegtay masuuliyada Qaraxii lala eegtay Saraakil katirsan Qaramada Midobay

Muqdisho  Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerar Isqarxin ah oo duhur nimadii maanta lala eegtay kollanyo baabuur ah oo ay la socdeen saraakiil katirsan QM. Idaacada ku hadasha Afka Al-shabaab ee Al-andulus ayaa laga baahiyay in Al-shabaab ay kadamaysay weerarkii ismiidaminta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Haweenka & hormarinta Bulshada oo xilka la wareegtay (sawirro)

Garowe _ Munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay Wasiirka cusub ee Wasarada Haweenka & hormarinta Arrimaha Bulshada, iyo Wasiirkii hore. Munaasabada Xil wareejinta ayaa waxa kaoso qaybgalay xubno katirsan gollaha wasiirada, Haween … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax Ismiidamina oo lala eegtay Gawaari ay UN-ka Leeyihiin

Muqdisho  - Qarax xoogan ayaa daqiiqado kahor ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buxiyay kaasi oo lagu weeararay labo gaari oo kuwa UN-ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo, Soomaliland oo cabsi kaqabta dagaal uga yimaada xukuumada cusub ee Puntland

Hargaysa _ Maamulka Soomaliland ayaa cabsi xoogan kaqaba dagaal uga yimaada Xukuumada cusub, ee Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Puntland ayaa waxaa dib ugusoo laabtay  siyaasiyin horay xilal uga kala hayey Soomaliland iyo maamulka Khaatumo oo xligaan umuuqda maamul sii … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Itoobiya oo fariisin cusub ka samaystay Degmada Dhuusa Mareeb

Dhuusa Mareeb _ Ciidamo Katirsan Itoobiya ayaa habeenkii xalay gaaray degmada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobalka Gal-guduud. Ciidamadaan oo ah qaybtii labaad ee Itoobiyaan ah ayaa isku fidinaya deeganada hoostaga  gobalka Galguduud, waxaana ay fariisin kasamaysteen xerada 21-aad ee ciidamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaafiic baaxsan oo Muqdisho lagu garaacay xalay

Muqdisho_ Madaafiic xoogan ayaa habeenkii xalay laga maqlay qaar kamid degmoyinka magaalada Muqdisho, iyadoona walaac ay ku abuurtay dadka kunool magaalada. Jugta madaafiicda ayaa  aad looga maqlayey degmooyinka ku xiriirsan Maka Al- mukarama ilaa degmada Madiina, waxaana ilaa iminka la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaliya ” Dadka wararka been abuurka ah faafiyay waxay la shaqeeyaan Al-shabaab “

Muqdisho _ Madaxweynaha Dowlada Soomaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa kahadlay warar been abuur ah oo laga faafiyay xaaladiisa Caafimaad. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay tahay mid aad uwanaagsan, waxaana uu xusay in wararka been abuurka ah ee lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Afayeenka Madaxweynaha Somaliya oo beeniyay warar been abuura oo laga sheegay Xaalada Caafimaad ee madaxweynaha

Muqdisho _ Afayeenka Madaxweynaha Soomaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa beeniyay warar ku-tirikuteen oo siweyn maanta ay uhadal hayeen bulshada soomaliyed kaasi oo ku aadan xaalada caafimad ee madaxweynha Somaliya. Afayeenka Madaxweynaha ayaa goor dhoweed barta Facebook-ga kusoo qoray in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo ka digay Weeraro ay Al-shabaab kagaysato Dalka Uganda

War kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada dalka Maraykanka ayaa lagaga digay weeraro argagixisnimo oo maagalada Kambala ay kagaystaan xogaga Al-shabaab ee xirirka laleh ururka Al-Qaacida. Warkaan ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu ka warhelay weeraro ay maleegayan xogaga Al-shabaab kaasi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment