Author Archives: Maxamed Madani

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta daah furay maalmaha Talaalka Caruurta (sawirro)

Garowe_ Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland ayaa maanta kaqaybgalay munaasabad lagu daah furayay maalmaha talaalka caruurta oo sitoosa uga bilowday gobalada Puntland. Munaasabada oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyinta wasaarada caafimadka Puntland, Saraakil kasocday Hay’addaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Badda Libiya oo badbaadiyay Soomaali Tahriibayaal ah

Tripoli - Sarkaal katirsan Ciidamada Badda dowlada Liibiya oo layiraahdo Col. Ayoub Qaasim ayaa sheegay in ay badbaadiyeen ku dhowaad 107- qof oo soomali tahriibayaal ah. Sarkaalka ayaa sheegay in dadka ay badbaadiyeen ay isugu jiraan Rag, Dumar iyo caruur, waxaana uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo Addis-Abba kula kulmay safiirka Ethiopia u fadhiya Britain

WAR-SAXAAFADEED Jimce 28. February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaaladda Addis Ababa Safiirka Ethiopia u fadhiya Britain ahna wakiilka joogtada ah ee Midowga Afrika Gregory Dorey iyo Lizzie Lovett oo xoghaynta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Arr. Gudd. & Federaalka: Maalmaha soo socda guulo ayaa laga gaari doono Amniga Muqdisho

Muqdisho  -  Wasiirka arrimaha guddaha iyo faderaalka Soomaliya Cabdullahi Goodax Bare, ayaa sheegay in maalmaha soo socada ay dowladu qaadi doonto tallaboyin cusub oo lagu sugayo amniga. Wasiirka ayaa sheegay in maalmaha soo socada Muqdisho laga dareemi doono guulo ballaaran … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Turkiga oo gudaha Soomaliya ku tababari doonta Ciidamo Soomali ah (sawirro)

Muqdisho_ Dowlada Turkiga ayaa markii ugu horaysay tababaro siin doonto ciidanka dowlada Soomaliya iyaga oo kusugan gudaha dalka, kadib heshiis ay labada dowladood ku kala saxiixden Muqdisho. Maalintii shalay ayaa waxaa soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi kasocda wasaarada Gaashaandhiga dalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Al-shabaab oo shaaca ka qaaday inay weeraro kale kagaysan rabaan Muqdisho

Muqdisho_ Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay in kudhowaad 10 sarkaal oo katirsan Hay’adda Nabad Sugida Soomaliya ay ku dileen qaraxii malintii shalay ay labeegsadeen meel ku dhow xarunta Hay’adda nabad sugida. Wakiilka Al-shabaab uqaabilsan gobalka Banaadir ayaa usheegay idacaad ku hadasha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo si kullul ucambaaraysay Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

War kasoo baxay gollaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay qaraxii maalintii shalay kadhacay meel ka ag dhow xarunta Hay,adda Sirdoonka dowlada Soomaliya. Xubnaha gollaha amaanka ayaa sheegay inay dowlada Soomaliya laqayb sanayaan dhibaatada ay Al-shabaab ku hayso dalka, waxaana … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Faah Faahin: Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho (sawirro)

Muqdisho_ Qarax xoogan ayaa subaxnimadii maanta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa uu ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku dhow Xarunta Hay’adda Sirdoonka ee dowlada Somaliya. Qaraxa ayaa gaystay khasaare farabadan, waxaana inta la hubo ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Col. Muungaab oo laga dhigay guddomiyaha Badanadir ahna duqa Muqdisho

Muqdisho_ Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu magacaabay guddomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Col.Xassan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa loo magacaabay xilkaasi, waxaana uu bedeli doonaa Maxamuud Axmed Nuur Taarsan, waxaana wareegtada kuxusan in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigii lasocday oo dib ugu Laabtay Addis Ababa (sawiirro)

Addis Ababa_ Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa dib ugu laabtay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa muddo labo maalin ah booqasho kujoogay magaalada JigJiga ee xarunta DDS Itoobiya, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra,iisul Wasaare Cabdiweli oo lagusoo dhoweeyay Dalka Kenya

Nairobi_ Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo beryihii dame booqashoyin ku marayey dalalka dariska la ah Soomaliya ayaa maanta Gaaray Dalka Kenya. Ra,iisul wasaaraha iyo wafdiga lasocda ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi, waxaana … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan oo shir ay Al-baabadu uxiran yihiin muqdisho kula leh laamaha amniga

Muqdisho _ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa laamaha amaanka ee Muqdisho shir kula leh xarunta Booliska ee Commando Polizio, waxana uu shirku yahay mid ay saxaafadu dibad joog katahay. Inkastoo aan sitoosa looga war hayan waxa looga hadlayo shirka hadana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Jubba oo ku hanjabay inay u aargudi doonaan Taliyihi Nabad sugida maamulka Kismaayo

Kismaayo_ Masuuliyin katirsan Maamulka Jubba ayaa maanta kaqayb galay Aas loo sameeyay marxuum Ciise Kaambooni oo ahaa taliyihii nabad sugiga maamulka Kismaayo oo xalay lagu dilay Kismaayo. Masuuliyin uu kamid yahay Wasiirka amniga maamulka Jubba Maxamed Warsame (Darwiish) ayaa kaqaybgalay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasarada Dekadaha & gaadiidka Badda Pl. oo amartay in dekadda laga Saaro Gaadiid badeed muddo ku jiray (sawirro)

Bosaso_ Wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka badda dowlada Puntland ayaa amartay in muddo ku siman 15- beri looga saaro gudaha Dekadda gadiid badded isugu jira Doonyo iyo Maraakiib. Wasiirka Dekadaha, gaadiidka Badda iyo ladagaalanka Burcad badeeda Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Buundada Suni-Jiif (sawirro)

Garoowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray degmada Dangorayo, halkaasi oo lagaarsiyay deeq raashin ah oo ay dowlada Turkigi soo gaarsiisay Puntland. Madaxweynaha ayaa kahor intuusan gaarin degmada Dangorayo, waxaa uu dhagax … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo sheegtay masuuliyada dilkii xalay loo gaystay taliyihii nabad sugida maamulka Kismaayo

Kismaayo_ Xoogaga Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilkii xalay magaalada Kismaayo loogu gaystay taliyihii nabad sugida ee magaalada Kismaayo Ciise Kaambooni, Sarkaal katirsan Al-shabaab ayaa sheegay in dilka taliyihii nabad sugida maamulka Kismaayo ay iyagu kasoo shaqeeyeen, waxaana dilka fuliyay mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliyihii Amaanka Magaalada Kismaayo oo habeenkii xalay la dilay

Kismaayo _Taliyihii ammaanka ee maagalada Kismaayo Ciise Kaambooni  ayaa habeenkii xalay waxaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya in dilka taliyaha uu ka dhacay gurigisa, waxaana toogtay mid kamid ah ilaaladisa, waxaa sidoo kale … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo sheegtay inay ka feejignaan doonto in Al-shabaab ay usoo firxadan deeganadeeda

Garoowe _ Xili dowlada Soomaliya shaacisay guluf dagaal oo ay ku qaadayso Al-shabaab ayaa gollaha wasiirada Puntland oo maanta shirkoodii Isniin  laha ahaa ku yeeshay Garoowe, waxa ay uga hadleen sidii Puntland ay uga taxadari lahayd in kooxaha taabacsan Al-shabaab … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gaadiid lagu haystay gobalka Mudug oo lagu guulaystay in lasii daayo (sawirro)

Gaalkacyo_ Waxaa maanta lasii daayay labo gaari o nooca xamulka qaada ah kuwaasi oo in muddo ah lagu haystay gobalka mudug lagana lahaa gobalka Hiiraan. Siidaynta gaawaridani ayaa kadamaysay waan waan dhexmartay kooxihii haystay iyo dowlada Puntland, waxaana maanta munaasabad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta lakulmay Madaxweynha Dalka Jabuuti (War saxaafadeed+ sawirro)

Jabuuti_ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah maalintii labaad ku jooga dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyadoo uu kala hadlay xoojinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment