Author Archives: Maxamed Madani

Daawo Sawirro: Sida Gaalkacyo laagu soo dhoweeyay Taliyaha Ciidamada Boliska Somaliya Gen. Saacid

Gaalkacyo_ Magaalada Gaalkacyo waxaa maalintii shalay si weyn loogu soo dhoweeyay taliyaha guud ee ciidamada Booliska dalka soomaliya Gen. Saacid oo kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaradaha ee magaalada Gaalkacyo kusoo dhoweeyay masuuliyin ka kala tirsan Puntland … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cali Dheere oo beeniyay warar sheegaya inuu geeriyoday

Afayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamed Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horaysay kahadlay warar la isla dhexmarayay oo ku aadan inuu u geeriyoday duqeyn bishii Janaayo ka dhacday Gobolka Gedo. Cali Dheere ayaa sheegay in warkaasi uu yahay mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo malaayin doolar dul dhigay saddex xubnod oo katirsan Al-shabaab

Dowlada Maraykanka ayaa lacag dhan min saddex milyan oo doolarka maraykanka dul dhigtay saddex nin oo kamid ah saraakisha Al-shabaab cidii keenta macluumad horseeda in gacanta laguso dhigo. Sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada dalka Maraykanka waxaa C/qaadir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra,iisul wasaaraha dalka oo Itoobiya kaga qaybgalay shirka wadamada IGAD

Muqdisho- Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Ra,iisul warasaha ayaa kaqaybgeli doona shirka 25-aad ee dowladaha ku midoobay IGAD, waxaana uu shirka kusoo bandhigi doona … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo wakhti dheeriya ku dartay Muddada qafiifinta Xayiraada hubka saaran Soomaaliya

Xubnaha gollaha Amaanka oo maalintii shalay fadhi ka yeeshay arrimaha cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaliya ayaa muddo dheeriya ku kordhiya in la khafiifiyo cunaqabataynta hubka ee saaran Somaliya. Golaha  ayaa isku raacay in ilaa 25-ka bisha October ee sanadkaan laga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo kahadlay duulaanka lagu qadayo Al-shabaab

Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa waraysi uu siiyay Wakaaladda Reuters waxa uu ku sheegay in Al-shabaab ay khatar ku yihiin Deeganada Pl. Madaxweyne Cabdiweli ayaa sheegay in looga baahan yahay ciidamada AMISOM inay gacan kagastaan sidii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Safiirka Turkiga Soomaliya oo maanta soo gaaray Garoowe

Garowe_ Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowlada Puntland Safiirka dowlada Turkiga u fadhiya Soomaliya, DR. Koni Turan iyo wafdi uu hogaaminayo. Wafdiga ka socda Turkiga ayaa kullamo gaara la yeelan doona madaxda usaraysa Puntland, iyagoona kawada hadli … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Nicholas Kay oo ka hadlay Shirarka Dowlad dhisidda ku saabsan ee ka socda Baydhabo

Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay  ayaa si hoose  ula socda  arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay  ku jiraan  natiijada maanta ka soo baxday Shirka Baydhabo. Sdoo  kalena waxaan arkay jawaabta ka soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guddomiyaha cusub ee G. Banaadir oo maanta xilka la wareegay (sawirro)

Muqdisho_ Waxaa maanta si toosa xilka ula wareegay guddomiyaha Cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Mungaab. Munasaabada uu xilka kula wareegayay ayaa waxaa kasoo qaybgalay guddomiyihii hore Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, Wasiirka Arrimaha gudaha iy Federaalka C/llaahi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka kowaad ee Xukuumada Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Isu-taga Imaaradka Carabta

War-Saxaafadeed;- Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyagoo ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xoghayaha Guud ee Baarlamanka Puntland oo maanta la magacaabay

Garowe_ Cali Axmed Saalax ayaa manta digraato kasoo baxday xafiiska guddomiyaha Baarlamanka Puntland ku magacaabay inuu noqdo xoghayaha guud ee Baarlamanka dowlada Puntland. Cali Axmed Saalax waxa uu horay u ahaa ku xigeenka xoghayihii hore Ismaaciil Maxamed Warsame oo haatan ah wasiirka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faah Faahin: Madaxweynaha Puntland oo kawaramay safarkii uu kutegay Itoobiya (sawirro)

Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo manta dib ugusoo laabtay caasimada Puntland Garowe ayaa war baahinta ufaah faahiyay safarkii uu ku tegay dalka Itoobiya. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Safarkii ay ku tageen Itoobiya uu ahaa mid muhiimad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasaarada Ganacsiga PL. oo shaacisay xiliga laqaban doono doorashada rugta Ganacsiga (Dhegayso)

Bosaso_ Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha dowlada Puntland Maxamuud Xasan (Soocade) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Bosaso, ayaa ku shaaciyay xiliga ay qabsoomi doonto doorashada rugta ganacsiga Pl. Wasiirka ayaa sheegay in doorashada masuuliyinta sare ee Rugta Ganacsiga iyo warshadaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo dib ugusoo laabtay magaalada Garoowe

Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Garoowe, kadib safar uu muddoyinkii dame ugu maqnaa dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyay xubno katirsan gollaha wasiirada, iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Jubba oo sheegay in dowlada Soomaliya ay uga baxday wixii ay ku heshiiyeen

Bartamaha Kismaayo – Maamulka Jubba ayaa shaaca kaqaaday inuu fashilmay heshiiskii ay kal hore dowlada federaalka Soomaliya kula saxiixdeen Addis-Abba, iyagoona cadeeyay in dowlada Soomaliya fulin wayday qodobadii lagu heshiiyay. Ibraahim Xasan Cabdi (Ibraahim Baajuun) oo ah wasiirka warfaafinta uqaabilsan maamulka … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM oo kahortimid in dowlada Uganda ay Ciidamo hoostaga UN-ka usoo dirto Somaliya

Muqdisho_ Afayeenka Ciidamada Milateriga dalka Uganda  Paddy Ankunda ayaa dhowaan sheegay in xukuumada Uganda ay qorshaynayso in Soomaliya ay usoo diri doonto ciidamo gaar ah oo ilaaliya xarumaha Hay’addaha Qaramada Midobay. Tallaabadasi ayaa waxaa sicaroleh uga jawaabay taliska ciidanka AMISOM, oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo Katirsan AMISOM iyo kuwa dowlada oo qarax lagula beegsaday Muqdisho

Muqdisho_ Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta Qaraxyo lagula eegtay ciidamo katirsan AMISOM iyo kuwo dowlada, xili ay marayeen meelo kamid degmooyinka Yaaqshiid iyo Horiwaa. Barqadii maanta ayaa qarax miino oo nooca meelaha fog laga hago ah lala eegtay cutubyo katirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi Wasiiro ah oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo_ Dowlada Soomaliya ayaa wafdi wasiiro ah udirtay magaalada Baydhabo oo muddoyinkii dame uu ka socday shirar lagu kala qaybsan yahay oo maamul gobaleed lagu dhisayo. Wasiirada maanta tegay Baydhabo ayaa ka kooban 10- wasiir oo isugu jira wasiiro iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jamaacada ADMAS University ee dalka Itoobiya oo xaruun ka furtay Garoowe (sawirro)

Garowe_ Jaamacadda caalamiga ah ee Admas University College ayaa xarun waxbarasho waxay ka furatay magalada Garoowe xarunta Puntland. Jaamacadaan oo ay fadhigeeda wayn uu yahay magalada Addis ababa ayaa waxa ay xarunta ay Garowe ka furtay ku sheegtay in lagu dhigi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo horleh oo katirsan Itoobiya oo dhaq-dhaqaaq ciidan kawada deegano katirsan Galgaduud

Guriceel_ Ciidamo horleh oo katirsan Itoobiya ayaa gaaray degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud, oo ay ka arrimiyaan maamulka Ahlusuna waljamaaca. Ciidamada Itoobiya ee gaaray degmada Guriceel ayaa katirsan hawlagalka AMISOM, waxaana ay kubiiri doonaan cutubyo kale oo horaantii bishii tagtay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment