Author Archives: Maxamed Madani

Wasiirka Cusub ee Amniga Puntland oo sheegay inuu horay usii wadi doono heerka uu marayo amnigu

Garowe_ Wasiirka Cusub ee wasaarada Amniga Puntland Xasan Aloore oo manta xilka kala wareegay wasiirkii hore Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inuu horay ugasii wadi doono heerka uu jooga amniga Puntland. Xasan Aloore ayaa ku amaanay wasiirkii kahoreeyay inuu heer … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Al-shabaab oo sheegtay masuuliya weeraradii habeenadi lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho _ Guddomiyaha ururka Al-shabaab uqaabilsan gobalka Banaadir Shiikh Cali Jabal oo lahadlay warbaahinta ku hadasha afka ururkooda ayaa sheegay in weeraradii Habeenadii lasoo dhaafay kadhacay Muqdisho ay masuul ka ahaayeen. Waxaa uu xusay in weeraradii ay habeen ka hor … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo Xilka lawareegay (sawirro)

Garowe _ Wasiirka Cusub ee wasaarada Duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa maanta xilka wasaradasi kala waregay wasiirkii hore Xuseen Cabdi Xasan kadib munsabad kadhacaday xarunta wasarada ee magalada Garowe. Munasabada xil wareejinta ayaa waxaa kaqaybgalay Mareeyayasha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidanka PS-ta oo caawa qof shacab ah ku dilay magaalada Bosaso

Bosaso _ Ciidamada loo yaqaano PS-ta ayaa fiidkii Caawa magaalada Bosaso ku dilay nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay C/casiis, kadib markii gaari uu watay ay ka shakiyeen. Dad goob joogayal ah ayaa noo sheegay in ninka ladilay oo watay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo Kaqaybgeli Doona Aaska Qaran ee Muqdisho loogu Samaynayo Ra’iiusl wasaarihi hore

Garowe _ Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu horkacayo ayaa lafilayaa in saacadaha soo aadan ay udhoofaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya. Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo Wafdigisa ay ugu ambabixi doonaan Muqdisho ayaa lagu sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad uu uga hadlayo qorshaha dowladiisa ka horjeediyay Baarlamanka (warbixin)

Garowe_ Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo kahor Ansixinta Xukuumadisa Khudabad ujoodiyay Mudanayaasha Baarlamanka ayaa kawaramay qorshaha waxqabad ee ay hiigsanayso xukuumada uu hogaanka uhayo. Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu horayn kacodsaday Mudanayasha Baarlamanka inay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kullan looga hadlayay sidii maamul gobaleed loogu samayn lahaa Shabeelooyinka oo lagu qabtay Muqdisho (sawirro)

Muqdisho_ Kullan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen waxagarad, Aqoonyahano, Culima awdiin, Siyaasiyiin iyo labada guddomiye ee gobalada Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa looga hadlay sidii maamul gobaled ay udhanyihin dadka degan labada gobal loo samayn lahaa. Intii uu socday kullanka ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamanka Puntland oo Ansixiyay xukuumada cusub (Sawirro)

Garowe_ Baarlamanka Puntland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay xukuumada cusub ee udhowaan soo dhisay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Munaasabada Ansixinta oo kadhacaday xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxaa goob jog ahaa madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo qaar … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo sheegtay inay guul ka gaartay dagaal manta ku dhexmar ururka al-shabaab deegaanka Gal-gala

Bosaso _ Dagaal udhexeeya Ciidamada darawiishta Puntland iyo xogag taabacsan ururka Al-shabaab oo fariisin ku leh deegaanka buuralayda Gal-gala ee gobalka bari ayaa maanta kadhacay deegaankasi. Dagaalka oo bilowday Subaxnimadii hore ee saaka oo Isniin ah ayaa socday muddo saacado … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Afayeenka AMISOM oo Qiray in Ciidamada Kenya ay kabixi Doonaan Kismaayo

Kismaayo _ Afayeenka Ciidamada AMISOM Col, Cali Aadan Xumad oo waraysi siiyay laanta af- soomaliga ee BBC-da aya waxa uu markii ugu horaysay kawaramay wararka sheegay in ciidamada Kenya ay kabaxayan Magaalada Kismaayo. Col. Xumad ayaa sheegay in ciidamada Kenya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka soomaliland oo tv-ga Universal ka mamnuucay inuu ka shaqeeyo deeganada maamulkaasi

Hargaysa _ Maamulka Somaliland ayaa maanta shaqadii uu Tv-ga Universal kahayay deeganada  maamulkaasi joojiyay, kadib markii ay sheegeen in tv-ga uu baahiyay Barnaamij lagu dacayadaynayo siyaasada Soomaliland. Cabdullaahi Maxamed Daahir (CUKUSE) oo ah wasiirka warfaafinta maamulkasi oo maanta saxaafada kula … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dib udhac Ku yimid ansixinta Xukuumada cusub ee puntland

Garowe_ Xili Maanta oo Isniin ah qorshuhu ahaa in wasiirada cusub ee dhowaan uu soo magacaabay Madaxweynaha Puntland ay horyimaadaan Baarlamanka ayaa dib udhac uu kuyimid. dib udhacaan ku yimid ansixinta wasiirada cusub ayaa sabab looga dhigay cilad farsamo oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xubno horay uga tirsanaa gollaha deegaanka Laascaano oo isu soo dhiibay Puntland

Garowe Xubno katirsana gollaha deegaanka magaalada Laascaano ee xarunta gobalka Sool ayaa kasoo goostay maaulka Soomaaliland ee gacanta kuhaya Laascaanood. Labadaan nin ee katirsana gollaha deeganka Laascaano oo magacyadooda lakala yiraahdo Mukhtaar Mahad Cawad iyo Cabdullaahi Digaale Cali ayaa waxaa kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirada Puntland oo maanta hortegi doona Baarlamanka

Garowe_ Waxaa maanta qorshuhu yahay in la horgeeyo Wasiiradda cusub ee Puntland mudanayaasha Baarlamanka si ay codka ogolaanshaha ugu qaadan. Munaasabada Ansixinta Wasiirada Cusub oo lagu wado inay kadhacdo xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxa kaqaybgeli doona madaxweynaha iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Soomaaliland oo kahadlay masuuliyin katirsan Soomaliya oo lagu Xiray Hargaysa

Hargaysa_ Maamulka Soomaaliland ayaa faah faahin kabixiyay xarig magaalada Hargaysa loogu gaystay saaraakiil katirsan dowlada Federaalka Soomaliya oo kasoo jeeda Maamulkaasi. Wasiirka arimaha Guddaha maamulka Soomaaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa Saxaafada usheegay in saraakishaan ay qaab sharci daro ah … read more »

Posted in Top News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Kenya oo kabaxay goobo muhiim ah oo ku yaala Kismaayo

Kismaayo_ Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka J/hoose ayaa laga dareemaya dhaq dhaqaaq ay ciidamada Kenya ku banaynayaan magaalada, oo ay kusugnaayen muddoyinki lasoo dhafay. Meelaha ugu muuhimsan ee ay kabaxeen Ciidanka Kenya ayaa waxaa kamid ah Garoonka Diyaaradaha, Dekedda iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cali Xaaji warsame oo maanta la wareegay xilka wasaaradda Waxbarashada Puntland (sawirro)

Garowe – Wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa manta sitoosa xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa. Munasabada xil wareejinta oo ka dhacaday xarunta wasaaradda waxbarashada ee magaalada Garoowe ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment