Tag Archives: amisom

WASHINGTON (Reuters) – U.S. military advisors have secretly operated in Somalia since around 2007 and Washington plans to deepen its security assistance to help the country fend off threats by Islamist militant group al Shabaab, U.S. officials said. The comments … read more »

| Leave a comment

Somali blasts blamed on Kenyans

Two Kenyans carried out separate suicide attacks on African Union forces in Mogadishu, killing 21 people, according to secret US cables. One bombing at the fortified headquarters of the AU mission in Somalia is said to have claimed the lives … read more »

Posted in Latest Somali News | Tagged , , , , | Leave a comment

Shabaab oo Meydadkii Amisom u kala Qaaday Jowhar, Balcad iyo Afgooye

Muqdisho (RBC) Xarakada Shabaab ayaa maanta bilawday in meydadkii ciidamada Amisom ee shalay ay ku soo bandhigeen deegaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ay u kala qaadaan gobolada kale ee ay maamulaan si ay dadka u tusaan. Gawaari ay leeyihiin Shabaabka … read more »

Posted in Featured | Tagged , | Leave a comment

Dhaawacyada Askar ka Mid ah Amisom oo Maanta Laga Duuliyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho (RBC) Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aaden Cadde laga duuliyey dhaawacyo gaarya 10 kuwaasoo ka tirsan ciidanka Amisom. Askartan dhaawacyada ah ayaa u badan ciidanka Burundi oo shalay ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged | Leave a comment

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALKA MUQDISHO

Muqdisho (RBC) Iyadoo uu weli socdo dagaal xoogan oo saaka ciidamada DKMG oo kaashanaya kuwa Amisom iyo ciidamada xarakada Shabaab ku dhexmaray wadada warshadaha ayaa waxaa soo baxaya wrar dheeri ah oo ku saabsan dagaalka. Ciidamada Burundi oo ka tirsan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , , , | Leave a comment