Tacsi ku socota Wariye Xamdi Mohamed Kadiye oo aabaheyd ku geeriyooday magaaladda Nairobi.
Dhamaan suxufiyiinta soomaaliyeed waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wariye xamdi maxamed kadiye iyo dhamaan reer kadiye oo aabahooda Maxamed Kadiye Cuuke ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya isagoo in badan ku xanuunsanayey waxeyna ilaahey uga baryayaan inuu janadii fardowso ka waraabiy qoyskii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin…Aamiin….Aamiin
Max’ed Cabdulahi Sidii
Axmed cali sheekh
Ismaaciil Xaaji Shakeeti
C/sataar Daahir Sebriye
Ayaanle Xuseen Cabdi
Fu’aad Maxamed Cilmi
Saciid Cumar Baaffo
C/wali Ibrahim Garyare
C/fataax Lajeclow
C/raxman Xudeyfi
Cabdulaahi Cabdi Cabdulle
Maxmed salaad GBC
Xuseen Isxaaq Fanax
Shaafici Sheekh Cali Honest
Saadaq Macalin ibrahim
Maxamed C/nuur Mascuud
C/laahi Jaamac
C/laahi Taajirow
Bile Gurxan
Zamzam Sheekh Axmed
Xasan Sade Dhaqane
Ibrahim da’uud abdalle
sidoo kalle Bahda www.Bartamaha.com waxa ay u tacsiyeenayaan Wariye Xamdi Mohamed Kadiye, Allaha u raxmado.
Aamiin…Amiin…
Comments
comments