Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmayo jaaliyadda Somalida Kenya
Madaxweynaha Somaalia xasan sheekh maxamud ayaa lakulmi doona Jaalida Somaalida ku nool dalka kenya gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada nairobi Sida uu inoo xaqiijiyay safiirka Somaalia u fadhiya kenya Maxamed Nuur Cali Ameeriko.
Kulankaan uu manta madaxwaynaha la qaadan doono jaaliyada Somaalida ku dhaqan kenya ayaaa Waxyaabaha ugu waaweyn inay tahay inuu warbixino kooban kasiiyo xaaladaha dalka iyo halka ay wax u marayaan Dowladda Soomaaliya.
Socdaalka uu Madaxweynaha ku jooga Magaalada nairobi ayaa kusoo beegmayo xili Somaalida badan ee ku jiraan xabsiyada Dowlada Kenya kuwaasi oo loo qabqabtay Qaraxyo ka dhacey Qeybo kamid ah Xaafada islii ee magaalada Nairobi.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.