Madaxwayne Xasan oo sheegay inuu isbadal keenayo
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan dalka Koofur Afrika oo uu maanta uga qayb galay Caleema saarka Madaxweynaha Dalkaa jakab Suma ayaa caaawa isagoo la hadlayay Radiyaha Afka Dowladda ku hadla Ee Radio Muqdisho waxaa uu ka hadlay Falkii lagu Weeraray xarunta Baarlamaanka .
Madaxweynaha ayaa waxaa uu ka Tacsiyadeeyay Weerarkaas Dadkii ku dhintay kuwii ku dhaawacmayna waxaa uu alaah uga baryay in Caafimaad siiyo Madaxweynaha ayaa waxaaa uu sheegay in uu soo gaabiyay Booqashadii uu ku joogay Dalka Koofur Afrika Maalinta Axada ahna uu imaan doono isagoo dadka ugu baaqay in is badal Deg Deg ah uu ku sameynayo Hay.adaha amaanka is badalkii madaxweynuhu sheegay ayana waxaa uu ku bilowday Wasiirkii amniga Qaranka oo la sheegayo in Madaxweynuhu ku Cadaadiyay in uu is casilo .
Comments
comments