BBC: WAREYSI XIISA BADAN ABWAAN SAALAX NUUR SAALAX (DOONYAALE)
Waxaa wareysi dheer idaacada BBC ‘da laanteeda Afka Soomaaliga gaar ahaan barnaamijka Martida lagu soo qaatey Abwaan da’yar Saalax Nuur Saalax (Doonyaale) oo kamid ah abwaanada Soomaaliyeed kuwa sida aadka ah loo jecelyahay, kuna xeel dheer curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan.
Saalax Nuur Saalax waa aaqoonyahan sidoo kale ah suxufi isla markaana ah aasaasihii Idaacada Somali Public Radio (SPR). Sidoo kale Saalax waa nin sameynta laxanka ku wanaagsan isla markaana garaaca musiga.
Wareysigan oo ahaa wareysi gaaban isla markaana aan lagu koobi karin suugaanta Abwaanka ayaa waxaa si heersare ah u wareystey wariyaha Maxamed Xaaji Xuseen isagoo si khaas uga wareystey taariikh suugaaneedkiisa oo kooban.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Comments
comments