Bayaan ka soo baxay Ururka Badbaadada Gobolka Hiiraan ee waddanka UK(Boqortooyada Ingiriiska)

Posted on Sep 5 2009 - 3:00pm by News Desk
Tweet
Pin It

hiiraan-map-300x225Bayaan ka soo baxay  Ururka Badbaadada Gobolka Hiiraan ee waddanka UK(Boqortooyada Ingiriiska)

Maanta oo Jimca ah taariikhduna tahay 04/09/2009  shir ay yeesheen Ururka Badbaadada Gobolka Hiiraan ee Carriga UK baaq oo ay qodabbadiisu yihiin sida tan:

1)In ay taageersanyiin shaqada uu Jen Muqtaar ka wado Gobolka taas oo ah soo celinta amniga iyo kala dambeeynta
2) In ay si buuxda uu taageersanyin baaqi ay dhawaan soo saareen odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan.
3)In go’aankii uu gaaray guddoomihii hore ee gobolka Hiiraan (C/Raxmaan Ibraahim Macow) ay tahay arrin isaga u gaar ah oo ay bulshada reer hiiraan ay la qabin
Magacyadii baaqan soo saaray:
1) Kenadid Mumin Cali
2)Maxamud Diiriye Maxamed
3) Maxamud Xaji Cilmi
4)Cali Canshuur Jimcaale
5)Huseen  Aadan Tohow
6)Farah Ali Rooble
7)Xuseen Mocow Kheyre
8)Mahamed Mahliil Muumin
9)Cabdi Xuseen Malin
10)Cali Dahir Xuuriye
11)Cabdullahi Mumin Warsame
12)C/Qorane Ahmed Khalif (dhoobac)
13)Cumar Cali Iidle
14)Mahamed Haji Mahamuud
15)Mahamed Cilmi Muumin
16) Maxamed Cilmi Caalin (Mexico)
17) Abdirahmaan Mahamud Guhaad (Shiino)
18) Liban Dahir Nuur (Liban Dheere)
19)Abdullahi Xuseen Sandhool ( Gushaa)
20)Abdirahmaan Mahamud Xassan ( Xawaadle)
21)Adan Maxamed Nuur (Shiilow)
22)Abdullahi Ibraahim Haashi
23)Shariif Shiikh Sharaawe
24)Mowliid Ahmed Nuur
25)Maxamud keynaan Carabeey (Shiino)
26)Xassan Maxamed Ibraahim (Kaafi)
27)Gaaxnuug Maxamed Farah
28)Abdirahmaan Xaaji Farah
29)Ahmed Dhicis
30)Sugaal
31)Farah Ibrahim Siyaad
32)Ismaciil Afrah Cawaale (Sookade)
33)Aden Cabdulle Ahmed
34) Maxamed Cali Carab
35)Nuur Dheere
36)Saciid Xagar Camaloow
37)Suuban Adan Gacal
38)Dauud Geesay
39) Xaawe Cali Rooble
40) Fatima Jimcaale Barrow