Banaan baxa lagag soo horjeed jeedo uruka CAIR oo ah urur isku daya in uu u dagaalamo dadka ay Dolwada Maraykanku ku soo xadgudbaan kana koobaan kooxo sharci yaqaan ah oo Muslimiinah una badan Arab ayaa waxaa mudaharaad ku soo qaday qaad ka mid ah waalidiinta ay caruurtu ka maqan yihiin.
Qasatan Abdirisaaq Bixi iyo Cismaan Ahmed oo ah walidiintii dhalay Burhaan Xasan oo wiigii hore la soo sheegay in lagu dilay Magaalada Muqdisho, wuxuuna ka mid ahaa caruruutii ka tagtay magalada Minneapols oo ay walidiintu ku eedaynayeen in dad kale ka danbeeyeen dirida Burhaan iyo dhalin yara kale oo lagu sheegay in ay u aadeen Soomaaliya in ay ka dagaalamaan iyagoo la safan kooxda Al shabaab.
Cabdirisaaq oo habeen kii Taladada laga waraystay Radioga Somali Voisces wuxuu sheegay in wiilkooda si badheed ah ay u dileen qaar ka risaan maamulka Al shabaab kadib markay ogaadeen in aan wiilkayga u dirnay cid ka soo gacan siibta maamulka Al shabaab kadibna ay ogaadeen iyagoo ka cabsanaya in uu Sheego dadkii ka danbeeyey in uu Soomaaliya dadgaal u tago.
Sikastaba ha ahaatee waxay waalidiintaasi goosteen in ay ururka CAIR ku mudaharaadaan iyagoo ku andacoonaya in ay ka hor taagan yihiin laamaha danbi baarista in ay shaqadooda qabsadaan oo ay dadka waydiiyaan suaalo ku saabsan dirida caruurtan iyo wixii ka danbeeyey wuxuu kaloo bixi noo sheegay in ay Cair rabto in ay shir u qabtaan Soomaalida Minneapolis taasina aanay suurtoobayan.
isku soo wada duuboo dhibaatoyinka caruurta la diray ayaa marba marka ka danbaysa ka sii xoog badanaya intay joogeen markii hore taas oo ay hada sii shidayso
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Â
Dadkan masakinta ah ee maqlay waala mudaharada ee boorarka soo qaatay oo edeyana CAIR. Marka hore waxaad ogatan in aad idinka mas’ulka tihin caruurtina, oo haddii ay moodeyn in dagaalka somalia ka socdo uu yahay Play Station game oo kale, taasi waa mid idinka idintaalo..Midda labaad hurdada ka kaca oo ogaada wax xuquq ah aad leedihiin in eysan jirin, sidaad doontaan iskugu soo baxa..Aragtidina iyo sida aad u taalan ayaa dhib lagu qabaa, caawinaad la idin caawiyo iska daayee…
Ugu dambeytii qofki mareykanka ka tago ee somalia u laabto oo isagoo kutalo jiro in uu dad somaliyeed qori ku jeediyo oo dilo, kaasi marki horeba ma aheen mid kheyr qabo…dagaalka somaliya ka jiro waa dagaal xaq daro ah, qeybaha iska soo horjedana xukunka dalka ayay u tartamayaan, ee dhalinyaro dagaalka iskaga dheerada, god laba mitir ah ayaa idin sugayo….
scww salan kadib waxa ay ilatahay dadkaan mudaharaadaya oo sheeganaya in ay ilmahoodii ka maqanyihiin xagee wax u wadaan, dadse lataliya majiraan miyaa dadkan .
hadii aanaha wax garadka beesha daarood waxaan leemaha y somaliyeey raali ahaad a wax walba oo la idiin dhimay dawldiii cabdulaahi cudurkii kaharey weeyan
hadii dalkii la xumi waayaay ma masaajidada iyo dadkaan sooshaqatagay ayaa mudahaaraad lagu xukumayaa. beelaha wilashan ka dhasheena waxaan ka codsanaynaa in ay lahadlaan hadii kale dhib ka wayn ayaa somali iyo iyagaba ku imaan doona
Nin ayaa laga sheegey hadii cirk u soodumo meesha aad ka gashid ayaan ka galayaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!