Author Archives: sayfudiin Abdalle

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.

Somaliland:- Wasiiro is casilay.

Bartamaha (Hargeeysa):- Wasiirkii Madaxtooyada Xasan Macalin iyo Wasiirkii Warshadaha Axmed Cali Ubaxle ayaa si rasmi u ah sheegay in ay ka baxeen iskana casileen Golihii Wasiirada ee Xukuumadda Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahi iyadoo dhaliilo u soo jeediyay Madaxwayne Daahir Rayaale. … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Wariyihii BBC-da Maxamed Colaad Istiila oo Loo Diiday inuu Ingiriiska Galo (Sababta)

Nairobi (RBC) Wararka laga helayo saraakiisha amaanka ee London ayaa shaaca ka qaaday in wariyihii idaacada BBC-da qeybteeda ‘Focus on Africa’ Maxamed Colaad Xasan Istiila laga hor joogsaday inuu safar ku tago magaalada London si uu halkaasi uga soo qaato … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Holland iyo Xulufada NATO oo Markab Gujis ah u soo diraya Xeebaha Soomaaliya.

Bartamaha (Nairobi):-Dowladda Holland ayaa aqbashay codi ooga yimid xulufada NATO oo ahaa in Dowladda Holland ay Maraakiibta Badda Quusta ee loo yaqaan gujis-ka u soo dirto xeebaha Soomaaliya. “Gujis-ka ay Leedahay Dowladda Holland waxa uu shaqo gali doonaa Bisha December … read more »

Posted in Featured, Piracy, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

10 things about K’Naan

How well do you know the guy who sings the WC anthem? His song is all over the radio and TV at the moment but how much do you know about K’Naan? Here’re 10 facts to bring you up to … read more »

Posted in Latest Somali News, Madadaalo | Entertainment | 3 Comments

BBC journalist in Somalia refused entry to UK to collect award from parliament

A BBC World Service journalist working in Somalia was due to collect an award from parliament this month for courageous journalism but was denied entry to the UK. Somali journalist Mohamed Olad Hassan was expected in the UK to receive … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

SOMALI MIGRANT KILLED IN GUN BATTLE BETWEEN YEMENI FORCES AND SMUGGLERS – UN

The United Nations refugee agency is working with the Yemeni Government to gain access to a group of Africans who were detained following a weekend incident in which one man was killed and two women were seriously wounded during a … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Second Swede arrested for Somalia attack plot

STOCKHOLM — A Swedish man suspected of planning an attack in Somalia was arrested in Stockholm Tuesday, security police said, a month after the arrest of another Swedish national on the same charges. “The security police today arrested another Swedish … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Midowga Yurub iyo India oo la dagaalanka Burcadbadeeda iska kaashanaya.

Bartamaha (Nairobi):-Catherine Ashton oo ah Madaxa arrimaha dibadda ee Midowga Yurub iyo wafdi ay Hogaamineeyso ayaa gaaray dalkaasi India iyadoo Catherine Ashton iyo wafdiga ay Hogaamineeyso la filayo in ay Dowladda India kala hadlayaan la dagaalanka Burcadbadeeda. Midowga Yurub ayaa … read more »

Posted in Featured, Piracy, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

KENYA-SOMALIA: Fatuma Mohamed, “I refuse to sell my daughter”

KAKUMA, 21 June 2010 (IRIN) – Fatuma Mohammed, a refugee from Somalia, has been living with her six children in a camp in Kakuma, northwest Kenya, since March 2006. She told IRIN how her husband had tried to sell her … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | 4 Comments

Child Health Days campaign making strides in Somalia

Communication Officer Iman Morooka from the UNICEF Somalia Support Centre sends the following firsthand report from a visit to north-western Somalia’s Boroma district, near the border with Ethiopia. I arrive in Hayaayabo village early in the morning. This is one … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

SOMALIA: Refugees in Somaliland angry at status change

HARGEISA, 22 June 2010 (IRIN) – The announcement by the government of Somalia’s self-declared republic of Somaliland that there were no refugees in the region – only economic migrants from neighbouring countries – has angered hundreds of refugees in the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | 1 Comment

Dalka Kenya oo ay ka bilaabatay Diiwaangelinta Talefonada Mobile-ka.

Bartamaha (Nairobi):-Dowladda Kenya ayaa biloowday Diiwaangelinta Taleefonadda Mobile-ka si loo yareeyo danbiyada ka dhasha Taleefanada Gacanta lagu qaato. “Number kasta oo aan diiwaangashaneen waa la xiri doonaa, diiwaangalintana waxa ay ku egtahay dhamaadka Bisha July, 2010” sidaa wax lagu yiri … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Warfaafinta Dahir Geelle “Dowladda Diyaar ayay u tahay wada hadal”.

Bartamaha (Nairobi):-Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda KMG ee Soomaaliya oo sugan dalka Yemen ayaa sheegay in ay Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay koox walba oo diyaar u ah wada hadal si Umadda Soomaaliyeed loo badbaadiyo. “Dawladu waxay ka xuntahay dagaalada maalinkasta … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiiradda Lacagta ee Soomaaliya iyo dalka Azerbaijan oo kulmay

Bartamaha (Nairobi):-Wasiirka Lacagta ahna sii hayaha Wasaaradda Maaliyada C/raxmaan Cumar “Eng Yariisoow” iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Azerbaijan ayaa la kulmay dhigiisa Wasiirka lacagta ee dalkaasi xilli uu wasiirka ka qeyb galayay Shir dalalka Islaam-ka ooga socda … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab iyo Xisbul Islaam oo ku dagaalamay Degmadda Yaashqiid.

Bartamaha (Muqdisho):- Xaaladda Degmadda Yaaqshiid ayaa hadda dagan kadib markii aroortii hore ee saakay June 21, 2010 ay rasaas ku dhax martay Maleeshiyada kooxaha Al-shabaab iyo Xisbul Islaam. Wararka ayaa sheegaya in sababta keentay in uu dagaalkan dhaco ay tahay … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

In the Beginning, There Was Somalia

Bartamaha (Nairobi):-In the waning days of his presidency, with very little planning or even forethought, George H.W. Bush sent 28,000 U.S. troops to support a humanitarian mission in a hapless country of no strategic significance to the United States. That … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment

‘Music with rhythm bad for Muslims’

Islamist insurgent group Hizbul-Islam may have banned music in parts of Somalia but artists say they won’t heed the call. “All I know is music, it’s my profession. It’s my life. I can’t do any other work.” Those are the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Madadaalo | Entertainment, The Story | Leave a comment

Tahriibayaal Soomaali ah oo gaaray dalka Yemen.

Bartamaha (Nairobi):-Hay’adda Qaramada Midoowbay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaaa Qaabishay 30 Qofood oo Soomaali ah oo dhawaan gaaray dalkaasi Yemen. Dadkani waxay isugu jireen Haween, Caruur iyo dad waaweyn sidaa waxaa lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Codbixiyaasha Somaliland oo tiradooda La Shaaciyey

Bartamaha (Hargeysa):-Guddiga doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyey tirada dadka ka qeybgalaya doorashada ka dhacaysa Somaliland 26 Bishan June, 2010. Tiradda dadka codeenaya ayaa lagu sheegay in ay kor u dhaafayan Hal Milyan oo Qofood sidaa waxaa lagu sheegay Shir Jaraa’id … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisadaha xamar iyo xaalada nololeed

Hordhac Magalada xamar aya bari aheyd magaalo aad unabad badan,oo dalxiisayaasha caalamku aad u daneynayeen, waxa eyna xamar leedahay xeeb aad uqurux badan, oo qofkii manku katago,ilaah ka sukow u soocelinkarta, marka uu isha laraaco habwanaaga biyaheeda, iyo hiraraka dhaxsabeynaya … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment