Author Archives: Garyare
Ururka HIRDA ayaa tababar siminaar ah oo soconaya mudo shan cisho ah u furay afartan (40) macalin oo kamid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada kala duwan ee magaalada muqdisho kuwaasoo ay kobcinaysay dhinaca garaadka iyo waxbarista ardayda kala duwan gobolka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga ayaa u sheegay idaacadda BBC inuu Warbaahinta ka maqlay hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku diiday inuu isku casilo. Mahiga ayaa wareysiga BBC waxa uu ku sheegay in Raíisul … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Shir ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed(Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dilkii Fazoul AbdullahMohamed, arrimaha siyaasadda iyo dib u habeynta Agaasimayaasha Guud iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dayax madoobaad ayaa xalay lagu arkay qaar ka mid ah Wadamada Aduunka, kuwaasi oo si isku mid ah u dareemay dayax-madoobaadka dhacay xalay. Wadamada islaamka ayaa xalay markii la arkay inuu dayaxii madoobaaday lagu dareeray masaajidada si ay islaamka ugu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Somaliya ee xiligan Shiikh Sharif Shiikh Axmed ayaa tujiyey salaada Janaasada ee meydka Wasiirkii Arimaha Gudaha Somaliya ee xalay ku geeriyoday magaallada muqdisho,kadib qarax loogu geystay gurigiisa,waxaana salaadaasi aheyd mid lagu sameeyey masjidka Shuhadaa ee ku dhexyala Madaxtooyada Muqdisho. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Warar uu soo daabacay wargeyska Daily Nation ayaa sheegaya in ciidanka dowlada somaliya ay dhawaan toogteen Fasuul Cabdalla oo la aaminsan yahay inuu yahay shaqsi ka danbeeyey qaraxyadii safaaradaha Mareykanka ee Kenya iyo Tanzaniya. Arbacadii la soo dhaafay oo aheyd … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Waxaan la yaab ahayn in dad shaqo ka dhaxaysaa ay ku kala aragti duwaanaadaan si da shaqadaas looga miro dhalin karo ee ugu fudud uguna kharash iyo khasare yar. Hadddii khilaaf noocaasi yimaado waxaa la fishaa in dadka khilaafkaasi ka dhex curtay gaar gaar dib iskugu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Allaha u naxariistii Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka u dhintay dhaawac kasoo gaaraya qarax loogu geystay gurigiisa ,kadib markii ay isku qarxisay gabar uu adeer u ahaa ayaa markii laga soo baxay salaada Jimce waxa uu dadweyne … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa ka hadlay geeridii naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii wasaarada arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Somalia Abdishakuur Shiikh Xasan Faarax oo galabta u geeriyooday muqdisho,kadib markii weerar is qarxin ah oo gabar … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bululuq waa magac dad somali ahi ay ugu yeraan barlamaanka tirada badan oo tayada xun ee qayb ka mid ahba mar carro qalaad lagu soo dhoodhoobay. Bululuq wuxuu ka kooban yahay 550 ruux oo bililiqaysatay magacii ummada somaliyeed oo usan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Waxaa Magaalada London lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay taasoo lagu taageeraayo Maamul Goboleedka Raascasayr State Of Somalia,oo dhawaan lagu dhisay magaalada Caluula. Xafladan Waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyada Raascasayr State ee UK. Barnaamijka xaflada waxaa daadihinaayay Maxamed Shire … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
waxaa afarta jiho isqabsaday sawaxanka dadka somaliyeed ee ku dhawaaqaya in loo kordhiyo mudo hal sano oo kali ah dawlada Farmaajo say u dhammaystirto ka dulqaadida shacbiga Al-shabaab iyo si- xun-noosha gabbaadka ka dhiganaysa qalalaasaha dalka lagu hayo 20-ka sano. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Cilmi ahaan waxaa la yiraahdaa wixii shaqeeya ya quman in la hirgaliyana mudan.Marka la eego arrimaha somaliya waxaad moodaa aragti foorarta oo taa ka duwan in lagu shaqaynayo ayado taas ay horseedayso cidii (unpos) marka laga reebo somalida ugu horrayn … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Hay’addan ayaa ayaa si rasmi ah ugu howl gasha, Goboladda Dalka Soomaaliyeed oo dhan balse Mashruucan Bilowga ah ee ay fulisay ayaa ahaa kii ugu Horeeyay ee ay Muqdisho ka fuliso, HIRDA ayaa ah Hay’ad Si weyn loogu yaqaano Caalamka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bilawgii qarniga 21aad, ayuu ururka Midawga Afrika (AU) ku baraarugay qiimaha afafka, gaar ahaan kuwa lagaga hadlo Qaaradda Afrika. Sidaa aawadeed, Ururku waxa uu yagleelay akaademiyad ka shaqaysa daryeelka afafka Afrika oo loo yaqaan ACALAN. Dedaalkii iyo waxqabadkii ACALAN waxa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Magaaada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta waxaa loogu dhawaaqay Maamul goboleed Soomaaliyeed oo la magac baxay Galgaduud State, ka gadaal markii ay kulamo yeesheen Jaaliyadaha Soomaalida ee kasoo jeeda gobalka Galgaduud ee dalka Soomaaliya. Kulamadaan oo ahaa kuwa isdaba joog … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Sida ka muuqata waraagda XILSAARKA ee mahiga waxaa xoghaya guud u wakiisha in u ka shaqeeyo dalka Somalia, si dalkaa nabad loogu soo daabulo asago u maraaya xaqiijinteeda dib u heshiisiin somalida dhexdeeda , u kala dabqaadka somalida iyo caalaamka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maamulka Ahlusuna Waljameeca ee Gobolada Dhexe ayaa si weyn uga soo horjeesatay shirka lagu wado inuu ka furmo Magaallada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana ay sheegeen inay taageersan yihiin fikirka diidmada ay shirkaasi ka muujisay dowlada Somalia. Madaxa Arimaha Bulshada Ahlusuna … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Shir weyne ay soo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Hirda Foundation ee ka shaqeeya waxbarashada dalka Somalia,laakiin fadhigiisu uu yahay dalka Holland ayaa waxa uu ka dhacay Magaallada Amsterdam,kaasi oo warbixin dhinaca waxbarashada Somaliya ku saabsan looga dhageysanayey Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Haddii alle idmo waxaa marti ku ah waddanka Holland Dr. Ali Sheekh, guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho maalinta Sabtida ee 8da bisha January. Dhamaan dadka danaynaya waxbarashada waddanka Somalia iyo horumarka carruurta Somaliyeed HIRDA waxay kugu casuumaysaa inaad kala soo qayb gasho kulan looga … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|